1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Xirnaanshiyada Xuduudda Aan Rasmiga Ahayn Ee Kenya Iyo Soomaaliya Waxaa xiran maalintii 3-aad xadka u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan dhanka degmooyinka B/xaawo iyo Mandhera, taasi oo saameyn weyn ku yeelatay isku socodkii, ganacsigii iyo waxbarashada Labada dhinac.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Laga Furay Dugsi Ay Wax Ku Bartaan Ardayda Dhegoolayaasha Ah Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa markii ugu horreysay laga hirgeliyey xarun ay wax ku bartaan ardayda aan wax maqal (Dhagoole), iyadoo ay ka faa’ideysanayaan dad u badan carruur.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurka Jadeecada Oo Laga Tallaalayo 4 Milyan Oo Caruur Ah Labo ka mid ah hay’adaha Qaramada Midoobey iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa Isniintii waxaa ay daaha ka qaadeen olole lagu tallaalayo caruur ilaa 4 Milyan ah oo da’doodu u dhaxeyso 6-10…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Oo Ka Doodaya DP World Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ka doodaya heshiisyada shirkadda DP World. Ajendaha ayaa waxaa kale oo ku jira dhageysiga Warbixinta Guddoonka Aqalka sare, Ka doodista weerarkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Mareykanka Oo Ku Dhawaaqay In ay Hubeyn Doonnaan Macallimiinta Iskuullada Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqay tallaaboooyin uu ku dardargelinayo ammaanka iskuullada, tallaabooyin kuma jirto in da’da hubka lagu iibsan kor loo qaado oo la gaarsiiyo 21-jir sidii horey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha JFS Oo Shaqo-maalmeedkiisa U Wareejiyey Xafiiska Uu Ku Leeyahay Wasaaradda Gaashaandhigga Sida ay qortay Wakaaladda SONNA, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa shaqo maalmeedkiisa u wareejiyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta tagey xarunta Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka Iyo Chad Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhanka Ammaanka Ee Labada Dal Madaxweynaha dalka Chad Idriss Déby iyo xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Rex W. Tillerson ayaa ku kulmay magaalada N’Djamena ee caasimadda dalkaasi. Labada mas’uul ayaa waxa ay ka doodeen tiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Belad-xaawo Oo Sheegay In Ay Kordheen Tacadiyada Ay Geysanayaan Ciidamada Kenya Mas’uuliyiinta gobolka Gedo ayaa sheegay in guud ahaan ay xireen xadka u dhaxeeya magaalada Belad-xaawo iyo Mandheera, waxa ayna ku sababeeyeen in uu kordhay xad-gudubka ay geystaan ciidamada Kenya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Ciidamada DFS Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabaha Maanka Dooriya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay kusoo qabteen waxyaabaha maanka dooriya iyo sidoo kale rag la sheegay inay ka ganacsanayeen. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Ku Xirnaa Saldhigga Jowhar Oo Lasii Daayey Maamulka Hirshabeelle ayaa dib xorriyadooda u siiyey ganacsato shalay la xiray xilli ay ku wajahnaayeen deegaanka Gamboole ee Sh/dhexe, si ay halkaasi ugula soo kulmaan xubno kamid ah A-shabaab. Maamulka…