2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragti: Khilaafka Heshiiska Berbera Muxuu u Dhimi Karaa Wadahadalladii DFS Iyo Somaliland Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa qaarkood waxay ka aragti dhiibteen isbeddelka ku imaan kara wadahadalladii u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland maaddaama hadda uu jiro muran ku aaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaalamay Mahadaay, Sh/dhexe Ciidamo ka wada tiran dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay maanta ku dagaallameen degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ciidamadan dagaallamay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Guuleed Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Yeeshay Narendra Modi Ra’iisalwasaare kuxigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada New Delhi ee dalka India wuxuu kulan kula qaatay ra’iisul wasaaraha dalkaasi Narendra Modi oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Kaxda Ee Muqdisho Dagaal kooban oo u dhaxeeyay ciiamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahanno la sheegay inay ka tirsanaayeen Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Amarro Cusub Oo Lagu Soo Rogay Shirkadaha Duulimaadka Maamulka Jubbaland ayaa amarro cusub kusoo rogay shirkadaha duulimaadka ee ka shaqeeya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Cabdullaahi Aadan Maxamuud oo ah maareeyaha guud ee Garoonka Kismaayo ayaa isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Ku Saabsan Yahay Shirka Uu Ra’iisalwasaare Kuxigeenka Soomaaliya Kaga Qaybgalay India? Shir loogu magac daray “International Solar Alliance Summit” ayaa shalay ka dhacay waddanka India. Shirkan waxa ka soo qaybgalay in madax ka socota in ka badan 60 waddan oo saxiixay ka qayb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Hadlaya DP World Iyo Berbera Golaha Shacabka ayaa maanta qabanaya kulanka koowaad kalfadhiga 3-aad, ajandaha kulanka ayaa waxa uu yahay DP World iyo heshiiska Berbera, waxaa kaloo laga hadli doonaa xeerhoosaadka. Doraad ayay ahayd markii…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Oo Socdaal Kumaraya Suudaan Wasiirka Arrimaha Dibadda Suudaan Ibraahim Gandoor ayaa dhiggiisa wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Maxamed Binu Cabdiraxman waxa uu ku qaabilay magaalada Khartuum ee caasimadda dalkaasi. War-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuwee Jaamacadaha Ugu Horreeya Dunida Ee Laga Barto Culuumta Dhaqaalaha? Shirkadda Ingiriiska ah ee Qiimeynta waxbarashada sameysa ee la yiraahdo “QS” ayaa soo saartay qiimaynteedii sannadlaha ahayd ee jamaacadaha ugu wanaagsan Adduunka. Qiimeynta “QS” ayaa si gaar ah loo eegaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Af-barwaaqo Ee Gobolka Mudug Oo Ka Soo Ka Baneysa Colaado Ragaadiyey Xafladda caleemo-saarka maamulka cusub ee degmada Af-barwaaqo ee gobolka Mudug ayaa ka dhacday magaaladaas. Xafladda caleemo-saarka ayaa waxaa ka qaybgalay wasiirro, xildhibaanno ka tirsan maamulka Galmudug iyo mas’uuliyiin kale. Degmada…