2 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh: Soomaaliya Uma Socoto Dagaal Siyaasadeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda federaalku aysan dalka u horseedayn dagaal siyaasadeed, isla markaana aysan qorsheynayn inay weerarto madaxda mucaaradka iyo dadka ka aragtida duwan dowladda.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Marooko oo Yeelatay Ra’iisulwasaarihii ugu Horreeyay ee Dumar ah Dowladda Marooko ayaa dhistay xukuumad cusub oo ka kooban 32 xubnood, iyadoo wasiirrada qaabilsan arrimaha gudaha, arrimaha dibadda iyo caddaaladda ay xilalkoodii sii hayaan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka UK oo Eritrea Ugu Hanjabtay Mamnuucidda Fiisooyinka, Haddii Aanay Dib u Qaabilin Muwaadiniinteeda Eritrea uga digtay inay mamnuuci karto dhammaan muwaadiniinta dalkaas inay soo galaan Britain, haddii dowladda Eritrea ay diido inay dib u qaabisho muwaadiniinteeda ku galay UK doonyo yaryar ama lagu helay dambiyo, kuwaas oo aan xaq sharci ah u lahayn inay dalka sii joogaan.
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada JSP Oo Bilaabay Abaabulka Doorashooyinka 2027, Xilli Khilaafka Siyaasadeed uu Sii Xoogeysanayo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee la xiriira hannaanka doorashooyinka dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sirdoonka Suuriya oo Xiray Nin Lagu Eedeeyay Xasuuq Lagu Diley 459 Qof Hay’adaha sirdoonka Suuriya ayaa ku dhawaaqay xarigga Cali Kiyaali (Ali Kiyali), oo sidoo kale loo yaqaan “Ma’raj Oural,” kaas oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa xasuuqyo ka dhacay xeebaha Suuriya sannadkii 2013-kii, gaar ahaan deegaannada Al-Bayda iyo Ras al-Nubay ee magaalada Baniyas.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada Dowladda Soomaaliya Oo Soo Dhawaysay Jadwalka Doorashada ee uu Soo Saaray Guddiga Doorashooyinku Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay jadwalka ay guddiga doorashooyinku soo saareen ee ku saabsan xilliga la qabanayo doorashada madaxweynaha dalka, iyadoo sheegtay inay bilaabi doonto diyaar-garowga lagama maarmaanka u ah hirgelinta doorashadaas.
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Mucaaradka Ku Dhaliilay Cabsi-gelin Shacabka, Kana Hadlay Doorashooyinka iyo Amniga Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhaliil culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ku eedeeyay inay shacabka ku abuuraan cabsi iyo walaac la xiriira xaaladda dalka, amniga iyo loollanka siyaasadeed.
3 daqiiqo Sheeko:TAARIIKHDA SHAKHSIGA Yaa ka Dambeeyay Dilka Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke? Dilkii Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo ahaa madaxweynihii labaad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee taariikhda siyaasadeed ee dalka.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka Wada hadlay Wejiga ugu Dambeeya ee Kala-guurka UNTMIS Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay mas’uulka ku-meel-gaarka ah ee hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa ka Jira Maleeshiyaad in Taageersan Laftagareen ay la wareegeen degmada Buurhakaba ? Wararka ka imanaya magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in maleeshiyaad taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ay la wareegeen magaaladaas istiraatiijiga ah.