8 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah Dagaalka Itoobiya: Colaad ka Tirsan Loollan Weyn By: Ishaan Tharoor / October 7, 2026W/T: Bahda Tifaftirka ee Goobjoog Haddii aad moodaysaan sheekada “burburka nidaamkii caalamiga ahaa” inay tahay hadaltiro aan dhab ahayn, kaalaya Geeska Afrika, si aad…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Sooyaal: Cabdirashiid Cali Sharmaarke Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxuu ahaa Ra’iisalwasaarihii ugu horreeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ay yeelato, xorriyaddii 1960kii kaddib (1960—1964), iyo Madaxweynihii labaad ee Jamhuuriyadda (1967—1969). Waxaa ka horreeyay Cabdullaahi Ciise Maxamuud, oo…
29 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Cali Ileeye Jidkii Baddu Meeyay? Sannadkii 1978 oo ay taagnayd xiisaddii colaadeed ee u dhexaysay Soomaaliya iyo Itoobiya ayuu Nuuradiin Faarax qormadan ku baahiyay wargeyskii Horn of Africa. Waa qormo uu si xeeldheeri ugu falanqaynayo…
3 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi Maalinta Calanka Soomaaliyeed Toddobaatan iyo laba sano ka hor maanta oo kale, 12kii Oktoobar 1954tii, Maxamed Cawaale Liibaan ayaa hindisay calanka buluugga ah, kaas oo, markii xornimada la helay 1960kii, noqday astaanta rasmiga…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka Sannad kasta, marka la gaaro 10ka Oktoobar, caalamka waxaa si wadajir ah loo xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka. Munaasabaddan caalamiga ahi waxay bulshooyinka adduunka u tahay fursad ay…
12 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah Sooyaal: Taariikhnololeedka Abwaan Abshir Nuur Faarax (Bacadle) Maanta oo kale, 10kii Oktoobar 2010kii, waxaa dunida ka tegay, Alle ha u naxariistee, abwaan Abshir Nuur Faarax, oo ku magacdheeraa Abshir-Bacadle, oo ahaa suugaanyahan, samafale iyo xaqudirir. Qormadan kooban…
6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Maryama A. Isaaq Sooyaal: Dr. Maxamed Daahir Afrax Taariikhda ummadda Soomaaliyeed waxaa soo maray foolaad iyo haldoor u huray naftooda iyo aqoontooda sidii ay u hanuunin lahaayeen bulshadooda, una diiwaangelin lahaayeen hiddaha iyo dhaqanka ay ummaddu leedahay. Dadka…
7 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah Sooyaal: Dr. Cali Khaliif Galaydh 8dii Oktoobar 2020, waxaa magaalada Jigjiga ku geeriyooday, Alle ha u naxariistee, Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo ahaa aqoonyahan, dawladyaqaan iyo siyaasi Soomaaliyeed oo sooc ah. Sidoo kale, wuxuu ahaa…
5 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Rijaal Abdi Mohamed Sooyaal: Faadumo Qaasin Hilowle (Faynuustii Fanka) Maanta oo kale, 6dii Oktoobar 2011kii, waxaa magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyootay Faadumo Qaasin Hilowle, oo ka mid ahayd haldoorkii fanka Soomaaliyeed sida gaarka ah raad aan sahal…
6 daqiiqo Sheeko:Aragtida Xorta Ah By Ciise Cabdi Maalinta Macallimiinta Adduunka Maanta oo kale, dunida waxaa si mug iyo miisaan leh looga maamuusaa Maalinta Macallimiinta Adduunka, oo ku astaysan 5ta Oktoobar. UNESCO, oo ah Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan waxbarashada, sayniska…