1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Britain oo Ka Wada-hadlay Dib-u-habaynta Dhaqaalaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Britain ee Soomaaliya, Charles King, iyagoo ka wada-hadlay arrimo la xiriira dib-u-habaynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta iskaashiga labada dal.…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo Shirka Kuuriya iyo Afrika ku Soo Bandhigtay Himiladeeda Dhaqaalaha Dijitaalka ah Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Kuuriya iyo Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Seoul ee caasimadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Bangiga Qaranka Itoobiya oo Digniin iyo Xannibaad Isugu Daray Xawaalado Soomaaliyeed Bangiga Qaranka Itoobiya (NBE) ayaa soo saaray amar iyo digniin culus oo ku saabsan shirkado iyo shabakado xawaaladeed oo uu sheegay inaysan haysan ruqsad sharci ah oo ay kaga shaqeeyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Qodista Ceelka Shidaalka Curad-1 in La Soo Gabagabeyn Karo Bisha Sebtembar Gudoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya, Cabdulqaadir Aadan, ayaa shaaciyay in howlaha qodista ceelka shidaalka badda ee Curad-1 ay u socdaan si xawli ah, isla markaana la filayo in la soo gabagabeeyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo Bisha 9-aad ee Sannadkan Billaabaysa Dhoofinta Kalluunka ee Shiinaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay bisha Sebteembar billowdo dhoofinta kalluunka iyo wax-soosaarka kale ee badda ee loo iibgeynayo Shiinaha, iyadoo la hirgelinayo heshiis canshuurdhaaf ah (tariff-free) oo labada dal kala saxiixdeen bishii hore.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo qorshaynaysa maalgelin dhan 35 Milyan oo Dollar ah si loo kobciyo dhoofinta sisinta iyo kalluunka Dowladda Soomaaliya ayaa qorshaynaysa in dalka lagu soo jiito ugu yaraan 35 milyan oo dollar oo maalgelin cusub ah oo lagu horumarinayo wax-soo-saarka, farsamaynta iyo dhoofinta sisinta iyo kalluunka, iyadoo tallaabadan qayb ka tahay qorshe qaran oo shan sano ah oo ku saabsan kobcinta ganacsiga iyo wax-soo-saarka dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Furay Shirweynaha Maalgashiga cuntada iyo Beeraha Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Maalgashiga cuntada iyo beeraha dalka, kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta iyo maalgashiga dhinaca beeraha iyo wax-soo-saarka dalka.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo doonaysa inay kheyraadkeeda badda u badelo awood dhaqaale iyo fursado ganacsi oo caalami ah Soomaaliya ayaa dedaal ugu jirta sidii ay kheyraadkeeda badda u badeli lahayd awood dhaqaale iyo fursado ganacsi oo caalami ah, ayadoo Maamulka Dekedda Muqdisho uu sheegay in la doonayo inay dekeddu fududeyso maalgashiga gaarka loo leeyahay ee dhinaca kalluumeysiga iyo dhoofinta wax-soo-saarka badda.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka, Madaxweynaha 10-aad Madaxweynaha JFS oo furay Shirweynaha koobaad ee badaha Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynihii Koowaad ee Badaha Soomaaliyeed, kaas oo la qorsheeyay inuu noqdo shir sanadle ah oo lagu gorfeeyo horumarinta iyo ka faa’iidaysiga khayraadka badda Soomaaliya
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Bangiga Dhexe oo Ballaarinaya Nidaamka Lacag-bixinta Degdegga ah ee Soomaaliya Muqdisho, 27 Luulyo 2026 – Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu ballaarinayo Nidaamka Lacag-bixinta Degdegga ah ee Soomaaliya (SIPS), kaas oo isku xiraya bangiyada ganacsiga, adeegyada Mobile…