2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Fursadaha Dhaqaalaha Buluugga iyo Doorka Shirkadda SOMTURK ee Casriyeinta Kalluumeysiga Shir looga hadlay horumarinta dhaqaalaha buluugga ah iyo kobcinta maalgashiga ayaa lagu dhiirrigeliyay ganacsatada Soomaaliyeed inay ballaariyaan maalgashigooda, iyagoo diiradda saaraya qeybaha wax-soo-saarka leh sida kalluumeysiga iyo ka faa’iideysiga kheyraadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis deyn loogu beddelayo mashaariic horumarineed Soomaaliya iyo Spain ayaa magaalada Madrid ku kala saxiixday heshiis deyn loogu beddelayo mashaariic horumarineed, kaas oo dowladda Soomaaliya ay sheegtay inuu u oggolaanayo in lacagihii lagu bixin lahaa deymaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiir Beenebeene oo Golaha ECOSOC ee Qaramada Midoobay u soo Bandhigay Horumarka iyo Tubta Cusub ee Soomaaliya Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi ah oo uu ka jeediyay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha iyo Arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo Shaacisay Qorshaha Qodista Ceelka Holhol iyo Wejiga Cusub ee Sahminta Shidaalka Berriga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhowaqday tallaabo weyn oo loo qaaday dhanka soo saarista kheyraadka dabiiciga ah, ka dib markii ay shaacisay in dhowaan la bilaabi doono qodista ceel shidaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Dekedda Muqdisho oo Xoojinaysa Iskaashiga Caalamiga ah si Loo Casriyeeyo Adeegyada Dekedaha Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa wada dadaallo lagu ballaarinayo iskaashiga caalamiga ah, kaddib booqasho uu Agaasimaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Maxamed Cali Nuur, ku tagay Dekedda Seattle ee dalka Mareykanka.
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya iyo Masar oo xoojinaya iskaashigooda kalluumeysiga, Tamarta iyo Macdanta Dowladaha Federaalka Soomaaliya iyo Masar ayaa ku heshiiyey inay sare u qaadaan iskaashiga dhinacyada kalluumeysiga, dhaqaalaha buluugga ah, batroolka iyo khayraadka macdanta, kadib wada-hadallo ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhex maray masuuliyiin sare oo labada dal ka kala socday.
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirka Korea–Africa ee Ka Socda Seoul Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ka qayb galay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Kuuriya iyo Afrika oo ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka SOOMAALIYA IYO TURKIGA OO ISKAASHI CUSUB KA YEELANAYA BAARITAANKA IYO SAARISTA KAYDKA YURAANIYUMTA DALKA Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hiigsaneysa inay ballaariso iskaashiga istiraatiijiyadeed ee dhanka tamarta iyo dhaqaalaha ee ay la leedahay dalka Turkiga, iyadoo weydiisatay taageero ku aaddan baaritaanka iyo soo saarista kaydka…
1 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeyb galay Shirka Sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika Brazzaville, Congo – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb galay fadhiga loo dhan yahay ee Wasiirrada Maaliyadda Qaaradda Afrika, kulan ayaa qeyb ka ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dhaqaalaha Dalka SOOMAALIYA OO HESHIIS DAYAX-GACMEED LA GASHAY SHIINAHA Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis muhiim ah la saxiixatay dowladda Shiinaha, kaas oo la xiriira horumarinta iyo adeegsiga xogta dayax-gacmeedka si loo taageero kobaca dalka iyo horumarkiisa. Heshiiskan oo ah is-afgarad…