1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo Maanta Ka Dhacaysa DhuusamareebMagaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa ku-xigeen ee maamulkaas, iyadoo ay diyaar-garowga doorashadu ka socoto xarunta lagu qabanayo codbixinta.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Mohamed Sheekh Axmed oo Noqday Guddoomiyaha Kumeelgaarka ah ee Baarlamaanka Galmudug DHUUSAMAREEB (Goobjoog News) — Mohamed Sheekh Axmed ayaa noqday guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Galmudug, kaddib markii maanta la dhaariyey xildhibaannada cusub ee golaha, oo ka kooban 89 xubnood.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Doorashada guddoonka Waqooyi Bari oo saaka lagu maanta lagu inay ka qabsoonto Laascaanood Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa saaka lagu wadaa in ay si rasmi ah uga qabsoonto doorashada guddoomiyaha iyo ku-xigeennada Golaha Wakiillada maamulka Waqooyi Bari.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Akhriso: Ajandaha Looga Hadalay Kulanka Golaha Wakiillada Puntland oo Qabsoomay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Maxamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Maxamed Maxamuud.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Siciid Deni oo Markale Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulahi Deni ayaa mar kale ku guulaystay xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, kadib doorashadii saaka ka dhacday xarunta Baarlamaanka ee magaalada Garoowe, Deni 35 cod ka helay wareegii 1-aad.
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Puntland: Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa oo Socota Hoolka Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ka socda doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka maamulka oo maanta oo Isniin ah ka ka bilaabatay magaalada Garoowe .
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Baarlamaanka Puntland oo Doortay Guddoomiye Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa manta doortay guddoomiyaha golaha Wakiillada Maamulkaasi, waxaana ku guuleystay xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid, Puntland ayaa ku jirta marxad doorasho oo buuq hareeyay.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada “Puntland Xildhibaan uma Dirsaneyno “Golaha Dhaqanka SSC Khaatuma Golaha sare ee dhaqanka SSC- Khaatumo ayaa ku dhawaaqay in aysan wax xildhibaano ah u dirsan doonin maamulka Puntland, sidoo kale, kuwii horey u joogayna aysan u cusboonaysiin doonin inay kusoo laabtaan kuraastooda.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Qalalaaso Ka taagan Xarunta Baarlamaanka Puntland Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ka taagan xaalad kacsanaan ah, kadib markii ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin madaxtooyada ay xalay saqdii dhexe la wareegeen xarunta golaha wakiillada.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha Puntland oo Dib u Dhigay Magacaabista Guddiga Ansixinta Xubnaha Baarlamaanka Cusub Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dib u dhigay magacaabista guddiga ansixinta baarlamaanka iyo xallinta khilaafaadka, si xal looga gaaro khilaafka baahsan ee u dhaxeeya Xukuumadda iyo Baarlamaanka.