1 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD IGAD oo ku baaqday in si degdeg ah loo dejiyo xiisadaha ka taagan Waqooyiga Itoobiya Jabuuti, Sebteembar 23, 2026: Urur-goboleedka IGAD ayaa walaac xooggan ka muujiyay kororka xiisadaha ka taagan waqooyiga Itoobiya, iyadoo ay soo baxayaan warar ku saabsan dagaallo dib u soo cusboonaaday, la…
2 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD IGAD oo ku baaqday maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, wada-hadalna uga yeertay hoggaamiyeyaasha Soomaaliya Urur-goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in la helo maalgelin ku filan, la saadaalin karo oo joogto ah oo lagu taageerayo howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), si…
1 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD Kalfadhiga 74-aad ee Aan Caadiga ahayn ee IGAD oo Jabuuti Ka Furmay Magaalada Jabuuti ayaa si rasmi ah uga furmay Kalfadhiga 74-aad ee aan caadiga ahayn ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD. Soomaaliya waxaa shirka uga qaybgalaya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD IGAD oo Taageertay Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya Jabuuti, 18 Juun 2026 – Ururka IGAD ayaa bayaan rasmi ah kasoo saaray wararka ku saabsan furitaanka xafiis diblomaasiyadeed ay Somaliland ka yeelatay magaalada Qudus (Jerusalem), isagoo ku baaqay in…
2 daqiiqo Sheeko:QARAMADA MIDOOBEY, URUR-GOBOLEEDKA IGAD Qaramada Midoobay iyo IGAD oo Digniin Adag Ka Soo Saaray Dagaallada Muqdisho Hay’adaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay iyo Urur-Goboleedka IGAD ayaa walaac xooggan ka muujiyay dagaallada iyo rabshadaha ka socda magaalada Muqdisho, iyagoo ugu baaqay dhammaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya inay si…
1 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD IGAD Oo Ku Baaqday In La Sii Wado Wadahadallada Siyaasadeed Ee Soomaaliya Ururka IGAD ayaa ku baaqay in la sii wado wadahadallada siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kadib markii ay natiijo la’aan kusoo dhammaadeen kulamadii ka dhacay Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD IGAD oo Doorashooyinkii Muqdisho ku tilmaantay Tallaabo loo qaaday dhanka Dimuqraadiyadda Urur-goboleedka IGAD ayaa qoraal rasmi ah oo ka soo baxay 26-ka Diseembar, 2025, ku bogaadiyay hannaankii ay u dhaceen doorashooyinkii goleyaasha deegaanka ee magaalada Muqdisho.
2 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD Jabuuti oo xaqiijisay ka bixitaanka Eritrea ee Urur-goboleedka IGAD Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Dowladda Eritrea ay mar kale ka baxday Urur-goboleedka IGAD, kaddib markii ay soo dirtay ogeysiis rasmi ah oo la gaarsiiyay Xoghaynta Fulinta IGAD 12-ka December 2025.
1 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD Xoghayaha Guud ee IGAD oo Muqdisho soo gaaray Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo xoghayaha fulinta IGAD Dr. Workneh Gebeyeh.
1 daqiiqo Sheeko:URUR-GOBOLEEDKA IGAD Ururur Goboleedka IGAD oo Si Adag o Cambaareeyay Weerarkii Ka Dhacay Xeebta Liido Urur goboleedka IGAD ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee Jimcihii ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, ayadoo ku tilmaamay dhacdo naxdin leh oo lagu gumaaday dad rayid ah.