1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya: Guddiga Doorashooyinka Oo Amray In Dib Loogu Noqdo Doorashada Jigjiga Guddiga doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa gebi ahaanba qaadacay natiijada doorashada magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida. Natiijada oo uu muran badan hareeyay ayaa lagu amray in kadib baaritaanno ay sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Werar Dad Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkino Faso Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay waqooyiga dalka Burkino Faso, halka afar kalena weli aan la heyn halka ay ka baxeen sida ay sheegen warbaahinta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy: Waxaa Jiray Dad Caddaan Iyo Madow Isugu Jiray Oo Ka Garab Dagaallamay TPLF Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay magaalooyinka Dessie iyo Kombolcha oo ay qabsadeen xoogagga TPLF ayaa sheegay in dagaalka ay kooxda kula jiraan ay qeyb ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dawladaha Khaliijka Oo Cayrinaya Safiirada Lubnaan Dawladaha Sacuudi Carabiya, Baxrayn iyo Imaaraadka ayaa u yeeray safiirrada Lubnaan ee ku sugan dalalkooda, waxayna udhiibeen warqad cabasho ah oo ay kaga soo horjeedaan hadalkii ka soo yeeray Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wakiilkii Mareykanka Ee Afghanistna Oo Iscasilay Ergeygii ugu sareyay ee maamulka madaxweyne Biden u qaabilsanaa dalka Afghanistan ayaa iska casilay xilkiisa kadib laba biilood un markii ay ka soo wareegatay kabixitaankii Mareykanka Afghan 21 sano kadib.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Erdogan Oo Safar Ku Maraya Dalal Ka Tirsan Qaaradda Afrika Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa socdaal ku imaanaya qaaradda Afrika, halkaas oo uu dalal dhowr ah isugu mari doono. Erdogan ayaa socdaalkiisa waxa uu salka ku haya sida…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Washington Oo Cuno-Qabatayn Kusoo Rogtay Saraakiil Ka Tirsan Itoobiya Iyo Ereteria Bayaankan oo uu soo saaray Madaxweynaha Maraykanka Joe biden, oo ku saabsan Xaalada Ethiopia, ayaa lagu yidhi sidan tan “Colaadda ka aloosan woqooyiga Itoobiya ayaa ah masiibo sababaysa dhibaato aad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Ee Aljeeriya Cabdicasiis Bouteflika Oo Geeriyooday. Telefishinka Qaranka Aljeeriya ayaa Shaaciyay geerida madaxweynihii hore ee dalkaas, Cabdicasiis Bouteflika, isagoo 84 jir ah. Mr Bouteflika ayaa ahaa madaxweynihii toddobaad ee dalkaas tan iyo markii uu xorriyadda ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Myanmar: In Ka Badan 557 Qof Oo Lagu Dilay Tan iyo Bishii Labaad Ee Sanadkaan Ugu yaraan 557 qof ayaa lagu dilay banaanbaxyadii ka dhacay Myanmar tan iyo markii Afgambi Militari xukunka lagaga tuuray dowladdii rayidka Feb1, sida lagu sheegay tirakoobyadii ugu dambeeyay ee hay’addaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga Oo Barakacayaasha Syria Ugu Deeqay In Ka Badan Kun Guri Bisha Cas ee Turkiga (Kızılay) ayaa boqolaal guri ugu deeqday dadka reer Siiriya ee ka soo barakacay dagaalada ka socda gobalada qaar ee dalkaas kuwaas oo soo gaaray gobolka Idlib.…