1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isra’iil Oo Qunsuliyad Ka Furaneysa Imaadka Kadib Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada Imaaraadka ayaa ogolaaday in Israa’iil ay ka furato Magaalada Abuu Dubia Safaarad. Furashada Safaaradda Is’iil ayaa imaaneysa iyadoo Tel Aviv ay xoojineyso xiriirkeeda Wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Garsoorayaal Maxkamadeed Oo Lagu Dilay Afgaanistaan Kooxa ku hubeeysan Bastoolado ayaa Dila u geeystay Labo Haweeney ah oo Garsoorayaal ka ah maxkamad ku taalla Gudaha Dalka Afganistan. Dilka ayaa ka dhacay Magaalada Caasimadda ah ee Kabul,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Yoweri Museveni oo Guuleystay iyo Bobi Wine oo Natiijada Qaadacay Madaxweynaha wadanka Uganda Yoweri Musevani ayaa la sheegay inuu ku guyleystay doorashadii dalkaas ka dhacday maalinimadii Kahamiista isagoona codadkii la dhiibtay ka helay 59% halka ninkii la tartamayey ee Bobi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Burburka Diyaaradii Lagu Waysanaa Indonesia oo La Helay Diyaarad rakaab oo laga leeyahay dalka Indonesia oo ay la socdeen 62 qof ayaa ku dhacday badda markii ay ka kacday caasimada Jakarta, sida ay masuuliyiintu sheegeen maanta oo Sabti…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkadda Twitter oo Si Kamadambeys ah u Hikisay Akoonka Ololaha Trump Shirkadda Twitter ayaa sababo laxariira ku xadgudubka xeerarka shirkadda uhakisay akoonkii ololaha doorashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump kadib markii mareegta ololaha Trump lasoo galiyay sawirka astaanta shirkadda, oo uu lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka UK oo Danjire Cusub u Soo Magacawday Soomaaliya UK u ayaa danjire cusub ee Soomaaliya waxaa ay u soo magacaabay Kate Foster in ay noqoto danjiraha, sida laga soo xigtay website-ka wasaaradda arrimaha dibadda Britian. Kate oo heyasata…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muwaadin Soomaaliyeed oo Maseyr Dartii Loogu Dilay Switzerland Warar kala duwan ayaa waxaa laga helayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Geneva ee wadanka Switzerland, dilkaas ayaa waxaa geeysatay Muwaadin kale oo Soomaaliyeed, waxaana kasoo baxaya faahfaahino .…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Afghanistan oo Lagu Dilay Suxufigii 50-aad ee Sanadkii 2020 Sida laga soo xigtay hey’adda Suxufiyiinta aan Xudduudda Lahayn ee loo soo gaabiyo “RSF” sanadkii dhammaaday ee 2020-ka waxaa dunida lagu dilay 50 ka tirsan shaqaalaha warbaahinta caalamka kuwaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sarkaal Mareykan ah oo Dil Geystay ayaa Laga Ceyriyay Shaqada Sarkaal Mareykan ah ayaa laga ceyriyay shaqada kadib markii ay dil u geystay Andre Hill, dilkan ayaa ka dhacay gobolka Ohio, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay agaasimaha Badbaadada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kabtanka Ciidanka Hindiya oo Lagu Soo Oogay Inuu Saddex Nin Ku Dilay Dooxadda Kaashmiir Kabtan ciidan oo ku sugan dhulka lagu muransanyahay ee Jammu iyo Kashmir ayaa lagu soo eedeeyay dil, afduub iyo shirqool dambi kadib toogashada lagu dilay seddex nin oo reer Kashmir…