1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doon Kalluumeysi ee Ruushka oo ku Degtay Badda Barents Doony kalluumeeysi oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku degtay badda loo yaqaaan Barents xili ay ku jirtay kaluumeeysi, Toddoba iyo toban qof ayaa la waayay maanta oo Isniin ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Imaaraadka oo Ku Dhawaaqday ku Dhawaad kun kiis oo Covid-19 ah Wasaaradda caafimaadka Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqday in la diiwaan galiyay 994 kiis oo ah cudurka safmarka ah ee Covid-19 24-saac ee lasoo dhaafay, taasoo ka dhigan in tirada guud…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xidigaha Qarniga oo La Shaaciyey, Ronaldo Ayaa Ku Jira Xiddiga kooxda Juventus iyo Portugal Cristiano Ronaldo ayaa hantay abaalmarinta laacibka qarniga21-aad waxaana ku maamuustay Globe Seccer xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday magaalada Dubai…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin: Shiinuhu Goorma Ayuu Maraykanka Kala Wareegi Doona Hoggaanka Dhaqaalaha Caalamka Cilmi baaris ayaa lagu ogaaday in Shiinaha uu sanadka 2028-ka dhaafi doono Mareykanka si uu u noqdo dalka ugu dhaqaalaha badan adduunka, waxana uu shan sano ka hormaray sidii la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Toogasho Ka Dhacday Magaalada Berlin Ee Jarmalka Afar ruux ayaa dhaawac kasoo gaartay toogasho ka dhacday magaalada Berlin ee dalkaJarmalka aroortii hore ee saakay sida ay xaqiijiyeen booliiska, iyagoo bartooda Twitter ka ku daabay in sedex ruux…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shil Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Imaaraadka Shil gaari oo ka dhacay dalka iskutagga Imaaaradka Carabta ayaa geystay khasaare kala duwan, kaas oo soo gaaray dad shacab ah iyo askarta ilaalada waddooyinka, 18 jir u dhashay Imaaraadka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Geelle oo Shaaciyey Inuu Yahay Mashax Doorashada 2021-ka Madaxweynaha wadanka Jamhuuriyadda dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaca ka qaaday in uu yahay musharax madaxweyne doorashada soodan ee Bisha April 2021 ka la filaayo in ay qabsoonto wadankaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka UK oo Ka Walaacsan Faafitaanka Nuuca Cusub Ee Koroona Wadan UK waxaa uu aad uga walaacasan yahay qatarta xanuunka Koroona wajigiisa cusub oo soo ifbaxay, waxaana uu sababay in dalka uu ka go’doomo dunida inteeda kale, waxaana hakad galay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Kenya oo Helay Meydka Guddoomiye Horey Loo Afduubtay Ciidamada Booliiska wadanka Kenya ayaa sheegay in la helay meydka guddoomiyihii degmada Gumarey oo maalinimadii Jimcaha ay afduubteen Al-shabab, kadib weerar ay ku soo qaadeen saldhiggii degmada oo gudoonka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Khasaaro Dhaliyey oo Ka Dhacay Dalka Afgaanistaan Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda u ah dalka Afghanistan, kaas oo la dhigay waddada dhinaceeda, gaariga ayaa ahaa nuuca…