2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ku Dhawaad 60 Qof Oo Shacab ah ayaa Lagu Dilay Niger Kooxa Hubeysan ayaa dalka Niger dil ugu geeystay ku dhawaad 60 qof xilli ay ku socdaalayeen gobal u dhaw xadka uu Mali la wadaho dalkaas .Dadka la dilay ayaa gaaraya…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qurbo joog iyo siyaasiin warqad furan u diray Turkiga si loo baaro dhacdadii 19kii February . To: H. E. Recep Tayyip Erdogan President of The Republic of Turkey T. C. Cumhurbaskanligi Genel Sekreterligi 06689 Cankaya, Ankara Turkey E-mail: [email protected] Fax: (+90)312 525 5831 cc: Prime Minister…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mucaaradka Musharaxiinta Oo Villa Somalia Kaga Digay In La Carqaladeeyo Banaanbaxa Maalinta Jimcaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku adkeystay inay qabanayaan bannaan baxa maalinta jimcaha ka dhacaya taalada Daljirka Daahsoon ,iyagoo ka digay in Dowladda ay hor istaagto…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiyaha Mynamar Oo Xabsiga La Dhigay iyo Afgambi Dalkaas ka Dhacay Wararka naga soo gaaraya dalka Myanmar ayaa sheegaya in dalkaasi ay ciidamada meleteriga ay ka sameeyen afgambi xukunka ay kaga tuureen dowladda radiyka ee dalkaas. Aung San Suu Kyi hogaamiyaha dalkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Suudaan: Ciidankeena Waa Darbi, Damac Dhulkanana Nama Haayo Taliye ku xigeenka ciidanka Suudaan, General Cabdullahi al-Bashir, ayaa ku sheegay khudbad uu ka jeedinayay gobolka Gadaref, oo xuduud la leh Itoobiya, in ciidamada qalabka sida ay sii ahaan doonaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duuqeyn Ka Dhacday Deegana Hoostaga Gobalka Bakool Wararka naga soo gaarayo Gobalka Bakool ayaa sheegaya in xalay xilli danbe ay diyaaradaha aan duuliyaha wadin ee Daroon(Drone)ka loo yaqaano ay duqeeyn dhanka cirka ah ka fuliyeen deegaano hoostaga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Oo Baaq U Dirtay IGAD Dowladda Soomaaliya ayaa markale war ka soo saartay warbixintii gudiga xaqiiqa raadinta IGAD ee muranka Soomaaliya iyo Keenya. War ka soo baxay wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka James Swan: ‘’ Lama Aqbalayo Doorasho Hal Dhinac Ah ‘’ Wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay Arimaha Soomaaliya u fadhiya James Swan ayaa sheegay in saaxiibada Soomaaliya ay sii laba jibaareen howlahooda Soomaaliya isla markaana loo baahan yahay in horay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Djibouti : Warbixinta Waxay aheyd Mid U Dhacday Qaab Xirfad iyo Dhexdhexaadnimo Ah Dowladda Djibouti ayaa qoraal ay kasoo saartay warbixinta guddiga xaqiiqo raadiska ah ku sheegtay iney u dhacday si ay ku jirto xirfad iyo dhexdhexaadnimo . Qoraalka Djibouti waxaa lagu xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya Oo War Ka Soo Saartay Go’aankii Guddiga Xaqiiqa Raadinta Dowladda Kenya ayaa war ka soo saartay Go’aankii ka soo baxay guddig xaqiiqa raadinta xalka xuduudda dowladaha soomaaliya iyo kenya . Wasaaradda Arimaha dibadda dowladda kenya ayaa soo dhaweeysay qoraalka…