6 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Noqon Doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya? Dadka Soomaalida ah, inta badan waxaa ay isweydiinayaa “Yaa Noqon Doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya”? jawaabta waa mid adag, Laakin inta aadan dhihin hebel ayaa ku haboon iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ka Digey Weerarro Al-Shabaab Ka Geystaan Kenya Dowladda Mareykanka ayaa uga digtey dowladda Kenya weeraro ay Xarakada Al-shabaab ka geystaan magaalooyin ka tirsan dalkaasi. Maraykanka ayaa sheegay in ay jirto cabsi weyn oo ku aadan in Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka EU Oo Baaq u Dirtey Xildhibaannada Golaha Shacabka Midowga Yurub ayaa hadal kasoo saarey doorashadii guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya iyo ku xigeennadiisa ee dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay ururkasi ayaa lagu ammaanay dedaalka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Hiiraan Oo Ka Aragti Dhiibtey Doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka Shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka arati dhiibtey doorashadii guddoonka golaha shacabka oo 11 iyo 12-kii bishan ka dhacday magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Guuleed Oo Xil Ka Qaadis Ku Sameeyey Wasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xil ka qaadis ku sameeyey wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulkiisa Jaamac Xasan Salaad. Wareegto uu soo saarey madaxweynaha ayuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiye Sare Oo Ka tirsan AL-Qaacida Oo Lagu Dilay Yemen Wasaaraddaka gaashaadhigga wadanka Mareykanka ayaa shalay oo jimco ahayd waxay shaaca ka qaaday inay dishay mas’uul sare oo ka tirsan ururka alqaacidda ayna ku dishay duqeyn ka dhacday wadanka Yeman.…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Arbacadii 11-kii bishan, waxaa guddomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah loo doortey Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waa markii 2aad ee uu jagadaasi qabto, oo horey ayuu 4 sano u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Afrika: Muwaadinkii 3aad Oo Soomaali Ah Oo 2 Todobaad Gudahood La Dilo Muwaadin Soomaaliyeed oo ubax, rajo iyo shaqo-doon u tagey Capte Town ayey burcad madow ah oo South Afrikaanka ah ku dileen magaalada Cape Town, midab-takoorkaasi oo ah midkii ay isla…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxtooyada Galmudug oo Beenisay In Madaxweyne Guuleed uu Is Casilay Warqad ka soo baxday Xafiiska Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu beeniyay qoraal lagu baahiyay baraha bulshada oo lagu sheegayo in madaxweyne Cabdikariim Guuleed uu aqbalay xil ka qaadis…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadkii Ku Dagaallamay Deegaanno Hoos yimaadda Gadoon oo La kala Qaaday Maleeshiyaad ku dagaalmayay muddo labo cisho ah degaanno hoos yimaadda degamada Gadoon ayaa xukuumadda Galmudug ay ku guuleystay in la kala qaaddo. Wafti uu hoggaaminayo wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka…