1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Iyo 2aad Ee Golaha Shacabka Oo Maanta Dhaceysa Waxaa saaka tartan adag loo galayaa guddoomiye ku-xigeennada 1aad iyo 2aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, sida caadada u ah dowladda federaalka ah waxaa waddooyinka laga xirey ardeyda…
6 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Sooyaalka Guddoomiyeyaashii Golaha Shacabka Ee Soomaaliya(1954-2017) Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa uu guddoomiye u doortey Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waa markii 2aad ee jawaari la doorto, waana markii 16-aad ee Soomaalida ay doortaan guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay Saldhig Milatari oo Dowladda Emaratku ay Ka Codsatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliand Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay jiritaanka saldhig milatari oo ay dowladda Emaratku ka codsatay Somaliland. Dr.Sacad Cali oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari oo Ballanqaaday Inuu Dhex Dhexaad U noqon Doono Dhamaan Xubnaha Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in guusha maanta ay tahay mid usoo hoyatay dhamaan shacabka Soomaaliyeed, waxanuu ballan qaaday inuu dhex dhexaad u noqon doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Jawaari oo Mar kale Ku Guuleystay Afhayeenka Golaha Shacabka Ee Soomaaliya Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mar kale loo doortay afhayeenka aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho maanta ka dhacday Golaha Shacabka. Baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Maamulka Iyo Guddiga Abaaraha Oo Ka Hadlaya Heerka Abaaraha Iyadoo ay sii adkaanayso xaalada abareed ee ka jira gobolka Sool ayaa gudiga abaaraha Iyo Badha-saabka gobolka Sool Cabdi khayre Dirir ayaa baaq-qaylo dhaan ah u diray maamulka Somaliland inay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaabta Siyaasadda Somaliland oo Ka wadahadlay Abaaraha iyo Doorashooyinka Guddoomiyeyaasha axsaabta siyaasadda Somaliland ee Kulmiye, Waddani, oo shir ku yeeshay Hargeysa Talaadadii, ayaa ka wadahadlay xaaladda abaaraha iyo doorashooyinka oo muddo gaaban ay ka harsan tahay. Kulanka oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madax Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo lagu Eedaynayo iney Caqabad ku yihiin Doorashada Aqalka Sare ee BFS Boqor Maxamed Jaamac oo ka tirsan madax dhaqameedka gobollada ayaa ku eedeeyay madax ka tirsan DFSoomaaliya iney caqabad ku yihiin habsami u socodka doorashooyinka aqalka sare ee BFS. Boqorka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajir Reer Muqdisho Ah Oo Canada Ka Noqonaya Wasiirka Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ra’isul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa lagu wadaa in uu u magacaabo Axmed Xuseen oo ah muhaajir ka soo jeeda Muqdisho wasiirka socdaalka iyo jinsiyadaha. Axmed ayaa lagu soo daray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Hir-Shabeelle oo Dhaliillo usoo Jeediyay Madaxweyne Cosoble Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Caddow oo u warramay Goobjoog News ayaa sheegay in madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoble uu ku guuldareystay dedejinta dhismaha xukuumadda Hir-Shabeelle iyo inaanuu cidna la tashan dhismaha maamulka…