1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Ruux oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Magaalada Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ahna caasimadda Kumeel gaark ah ee maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ka dhacay qarax banbaano gacanta laga tuuray oo ay dad waxyeello ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan: Ma Doonayno Inaan Ku Biirno Tantanka Is-hubeynta ah ee Ka Jira Koonfurta Asia Dowladda Pakistan ayaa Khamiistii sheegtay inaaney ku biireyn tartanka hubka ee ka jira koonfurta Asia. Channelka Geo news oo laga leeyahay dalka Pakistan ayaa sheegay in wasiirka dowlaha arrimaha dibadda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Taariikhda Guddoonka Golaha Shacabka Federaalka Ah(Jawaari, Muudey Iyo Cawad) Oo Dhameystiran Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada guddoonka baarlamaanka federaalka ah, waxaana ku guuleystay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo noqdey guddoomiyaha golaha shacabka, Cabdiweli Ibrahim Sheekh oo ku soo baxay guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahad Cabdalla Cawad Oo Mar Kale Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Mahad cabdalla Cawad oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya, waana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey Oo Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartanka Guddoomiye Ku-xigeennada Golaha Shacabka Oo Wareegga 3aad La Aadey Waxaa hadda lagu dhaqaaqey natiijada rasmiga ah ee wareegga koowaad ee doorashada guddoomiye ku-xigeennada golaha shacabka. Guddoomiye ku-xgeenka koowaad waxaa isku soo haray labo murashax oo kala ah: Xildhibaan Faarax…
3 daqiiqo Sheeko:War Akhriso Xeerka: 4 Murashax Oo U Gudbi Doonta Wareegga 2aad, Haddii Aan Tanaasul Dhicin Waxaa socda tirinta codadka wareegga 1aad ee doorashada guddoomiyaha 1aad iyo 2aad ee golaha shacabka, Wareegga 2aad, waxaa u gudbaya 4 murashax ee hela codadka ugu badan waa haddii aaney…
2 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo Ka Socota Xarunta Golaha Shacabka Ee Muqdisho Waxaa hadda ka bilaabatay xarunta Golaha Shacabka doorashadii Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, taas oo lagu dooran doono guddoomiye ku xigeentka 1aad iyo 2-aad ee baarlmaanka. Si habsami…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Hadashay Dagaalka Caabudwaaq Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa sheegtay in ay ka xun yihiin dagaal beeleed ka soo cusboonaaday degmada Caabudwaaq. Xildhibaan Bosteeyo Jaamac Cali oo saaka la hadashay Goobjoog News ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cusub Ee Gobolka Galgaduud Oo Ballan Qaaday Wax Ka Qabashada Ammaanka Gobolkaasi Guddoomiyaha cusub ee gobolka Galgaduud ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga halday arrimaha kaga qorsheysan gobolkaasi. Maxamed Cali Cilmi ayaa sheegay in abaaro adag ay ka jiraan gobolka Galgaduud…