2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Kormeeray Xero Ciidan Oo Ku Taalla Degmada Gallinsoor (SAWIRRO) Madaxweyne ku xigeenka dowlada Galmudug maxamed xaashi cabdi oo ay weliyaan saraakiil ciidan, taliyaha qeybta 21-aad iyo mas’uuliin kale ayaa maanta kormeer ku tegay gaaska 11 oo ku taal duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Goobaale Oo Ku Dhintay Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay Albaabka hore ee xerada guul wadayaasha, kuna dhow xarunta wasaaradda difaaca ee magaalada Muqdisho, kaasi oo lala eegtay gaari uu saarnaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jamaal Cali Xuseen oo Guul Ka Sheegtay Fadhigii Maxkamadda Sare ee Dhageysiga Dacwadda Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo ah murashaxa Madaxtooyada xisbiga UCID oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ka dib kulankii maanta ee dhageysiga dacwadda xisbiga ayaa guul ka sheegtay fadhigii dacwadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad Macallin oo Madaxda Soomaalida ku Eedeeyay iney Hareer Mareen Dastuurkii Qaranka Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in dastuurkii qaranka uu hadda magiciisii oo kaliya taagan yahay, iyadoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab u Raran WFP Oo Ku Cilladoobay Degmada Xaafuun, Gobolka Bari Wararka ka imaanaya degmada Xaafuun ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in meel u dhow xeebta degmadaasi ku cilladoobay markab raashiin ah oo u raran hay’adda cunnada adduunka ee WFP.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In La Xalliyey Caqabado Hortaagnaa Shirka Jowhar Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe weli ka soconaya dedaallada lagu doonayo in dib loogu furo shirka maamul u sameynta labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Duqeyn Ay Ciidanka Kenya Ka Wadaan Gobolka Gedo Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya inay soconayaan duqeymo ciidanka Kenya ay ka geysanayaan degaanka Dhamase oo hoostaga magaalada Ceelwaaq ee gobolkaasi. Madaafiic ayaa laga soo tuurayaa fariisimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Sagootiyey Xubno La Socon Doona Dhageysiga Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu kulan sagootin ah la qaatey guddi korjoogto ah oo tagi doona maxkamadda caalamiga ee cadaaladda ICJ halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Maanta Ay Ka Bilaabatay Dhageysiga Dacwaddii Khilaafka Xisbiga UCID Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maata bilowday dhageysiga dacwaddii khilaafka xisbiga UCID ee u dhexeeysay labada garab ee ay kala hoggaamiyaan musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamaal Cali Xuseen iyo Guddomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo ka Hadashay War-murtiyeedkii Beesha Caalamka ee Go’aankii kala Qaadista Doorshooyinka Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire oo la hadlay Warbaahinta qaar ayaa sheegay in go’aankii madaxweyne Siilaanyo ee kala qaadista doorashooyinku uu ahaa mid ay Axsaabta siyaasaddu u igmatay…