2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Gobollada Waqooyi Qaarkood oo Sheegay iney Ka Qeyb Qaadanayaan Hanaanka Doorasho ee 2016 Xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee ka soo jeeda gobollada Sool iyo Sanaag iyo Degmada Buuhoodle oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay iney ka soo horjeedaan diidmada siyaasiyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Mamnuucday Beerista Maandooriyaha Tubaakada Maamulka Jubbaland ayaa digniin u diray dad la sheegay in waxyaabaha maanka dooriya gaar ahaan Tubaakada ay ku beeraan degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasiirka amniga maamulkaasi C/rashiid Janan oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War UNHCR Oo Iska Fogeysay Eedeyn Uga Timid Human Rights Watch Hay’adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa iska fogeysay eedeeymo ay soo jeedisay hay’adda saldhigeedu yahay dalka Mareykanka ee xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch, waxayna UNHCR sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwadda Badda Soomaaliya Iyo Kenya Oo Berri Ka Furmeysa Huge Maalinta berri ah waxaa magaalada Huge ee dalka Hollan lagu wadaa iney si rasmi ah uga furanto dacwadda la xiriirta dhanka Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamadda ICJ…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Iyo Ruushka Oo Is Dhaleeceeyay Dalalka Mareykanka iyo Ruushka ayaa is dhaafsaday dhaleeceyn ku aadan dalka Ruushka, kadib markii Mareykanka iyo xulufada ay duqeeyeen goobo ay degan yihiin ciidamada Bashaar Al-asad. Ruushka ayaa duqeynta kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ay Dad Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacay New York Ilaa 29 qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay Chelsea, Manhattan ee magaalada New York, qaraxan oo dhaawacyo ka dhasheen waxaa uu cabsi geliyay dadka ku dhaqan magaalada. Mas’uuliyiin ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Somaliland oo Cod Aqlabiyad leh Ku meel Mariyay Go’aankii kala Qaadista Doorashooyinka Baarlamaanka maamulka Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Hargysa ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay go’aankii madaxweyne Siilaanyo ee kala qaadista doorashooyinka. Kulanka golaha ayaa waxaa shir guddoominayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Beeniyay Dabeylo La Sheegay Inay Ku Dhufteen Degmadaasi Guddoomiyaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay warar soo baxayay maanta gelinkii hore ee sheegayay in dabeylo ay ku dhufteen. Wuxuu sheegay in xaaladda magaalada Hobyo ay tahay…
2 daqiiqo Sheeko:War Beesha Caalamka oo Walaac Ka Muujisay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo uu Dib Ugu Dhigay Doorashada Baarlamaanka Bayaan ka soo baxay beesha caalamka maalinimadii shalay ayaa lagu dhaliilay go’aankii madaxweyne Siilaanyo uu ka qaatay kala qaadista doorashooyinka Soomaaliland ee uu dib ugu dhigay muddo aan la cayimin…
2 daqiiqo Sheeko:War Degaannada Galmudug Oo Looga Diyaargaroobayo Soo Xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Cusub ee Federaalka Degaannada Galmudug waxaa looga diyaargaroobayaa soo xulista xubnaha baarlamaanka federaalka ee ka imaanaya gobollada Galmudug. Waxaa soconaya kulamo wadatashi ah oo ay leeyihiin odayaasha dhaqanka beelaha iyo ergada la doonayo…