1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dilal Ku Saleysan Aanooyin Qabiil Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya degaanka Bacaadleey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya inay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa labo malleeshiyo beeleed oo degaankaasi wada degta. Khilaaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lala Xiriirinayo Ururka Daacish Oo Lagu Xukumay Baydhabo Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ee gobolka Baay ayaa maanta oo Sabti ah waxay xukun ku riddey 4 ruux oo la sheegay inay ka tirsanyihiin ururka Daacish. Xukunkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Sheegtay In Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Ku Dishay Gobolka Jubada Hoose War kasoo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in ciidankooda ku sugan gobolka Jubada Hoose ay dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab kadib howlgallo ay sameeyeen. Ciidanka Kenya oo kaashanaya…
2 daqiiqo Sheeko:War Murashaxiinta Xildhibaanimo ee Saddexda Xisbi Siyaasadeed ee Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay Go’aankii Lagu Laalay Doorashada Wakiilada Qaar ka mid ah murashixiinta u taagan qabashada xilka xildhibaanimo ee baarlamaanka Somaliland oo ay weheliyaan qeybo ka mid ah bulshada rayidka ah ayaa waxay ka horyimaadeen go’aankii madaxweyne Siilaanyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Dabley Hubaysan oo Habeenimadii Xalay Nin Ku Toogtay Duleedka Burco Deegaan dhinaca duleedka bari kaga toosan magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa habeenimadii Xalay dablay hubeysani ku dileen Nin lagu magacaabi jiray Axmed Hure. Waraarka aan ka helayno deegaanka Godorka…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh oo Eedayn U Soo Jeediyay Madaxtooyada Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD Xildhibaan Abuukaate C/raxmaan Xoosh Jibriiil oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa eedayn u soo jeediyay Madaxtooyada Soomaaliya iyo Urur goboleedka IGAD isagoo tilmaamy iney doonayaan iney si Juujuub…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Iibsashada Alaabta Jiifka Ee La Dhigto Guryaha Oo Si Xowli Ah Uga Socota Muqdisho Marka laga hadlayo astaamaha loo maro gogol dhigga guurka lammaanaha waa ay ku kala duwanyihiin qaabka loo naqshadeynayo guriga nolosha ay kuwadaagayaan. Hablaha intabadan waxa ay jecelyihiin naqshadeynta guriga in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Midowga Yurub Oo Ku Baaqay In Dib u Eegis Lagu Sameeyo Hay’adaha Ammaanka Soomaaliya Baarlamaanka Midowga Yurub war uu soo saaray waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan Soomaaaliya, waxaana uu ugu horreyn ku cambaareeyay cabsi gelin ballaaran oo uu sheegay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatada Suuriya Oo Hareyn Doonta Shirka Jimciyadda Qaramada Midoobey Dhibaatada ka jirta dalka Suuriya ayaa la sheegayaa in ay hareyn doonto shirka jimciyadda qaramada midoobey ee New York. In ka badan 135 hogaamiye iyo Wasiirro tiro badan ayaa isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Kaxda Ee Muqdisho Oo Ka Warbixiyey Dib u Dhis Ay Ku Wadaan Waddooyinka Degmadaasi Maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey halka uu u marayo dib u dhis ballaaaran oo muddooyinkaan ku wadeen waddooyinka degmadaasi. Maxamed Ismaaciil oo…