2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno ka Tirsan Guuritada Somaliland oo Codsaday in la Horkeeno Heshiiska Dekedda Berbera ee DP World Xildhibaanno ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka ‘Guurtida’ Somaliland, ayaa madaxweyne Siilaanyo waxay ugu baaqeen In uu horkeeno heshiiska xukuumaddiisu la gashay shirkadda maalgelinta dekadda Berbera ee DP world. Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Ogeysiis: Shaqo Ka Bannaan Goobjoog Media Group Goobjoog Media Group waxaa ka bannaan jago shaqo oo ah madaxa xafiiska Suuqgeynta waxay dooneysaana in la soo buuxiyo. Goobjoog Media Group waa shabakad warbaahineed oo madaxbanaan xarunteeda dhexena ay…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cali Nuur oo Ka Hadlay Caqabado Ku aaddan Deegaannada Doorashooyinka Dadban ee Dalka Xildhibaan Cali Nuur Xuseen Boodaaye oo ka tirsan baalramaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay caqabado muuqda oo soo waajahaya degaan doorashooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maaamulka Khaatumo Oo Saacado Loo Qabtay Inuu Uga Baxo Degmada Buuhoodle Saraakiisha ciidamada la magac baxay difaaca Buuhoodle ayaa kulan ay isugu yimaadeen waxay ku amreen madaxweynaha maamulkaa Khaatumo Cali Khaliif Galeyr in 24-saac uga baxo degmadaasi. Waxay sheegeen saraakiishaan in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Lagu Wareejiyey Raashiin Gargaar Ah Oo Ka Yimid Dowladda Turkiga Wasiirka Gargaarka bini’aaadannimada iyo daryeelka naafada Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa sheegay inay heleen qeybtii Galmudug kaga soo aadday raashiin gargaar ah oo dhawaan dowladda Turkiga ugu deeqday Soomaaaliya. Raashiinkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Ka Sameeyay Shabellaha Hoose Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay ka hortageen falal amniga wax loogu dhimi lahaa kadib markii howlgallo ay deegaankaasi iyo deeganano ku dhow ka sameeyeen ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Bannaan Ee Xuduudaha Oo Sheegay Inay Xallinayaan Muran Xadeedka u Dhaxeeya Maamullada Qaar Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha Federaalka ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku xallin doonaan murannada la xiriira xuduudaha kuwaa oo u dhaxeeya maamul goboleedyada dalka ka jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Mar Kale Sheegtay Inay Taageerayso Doorashada Soomaaliya Wasaaradda Arrimaha dibadda dowladda Maraykanka ayaa mar kale ku celisay in Soomaaliya ay ka taaageeri doonto doorashada la filayo in sanadkaan dalka ay ka dhacdo. War kooban oo kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Sheegay Inuu Ka Badbaay Qarax Bam Oo Lagu Weeraray Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux ayaa sheegay in uu ka badbaaday qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray xilli uu ku sugnaa wadada Makka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Gobolka Mudug Ee Puntland Oo Wada Shaqeyn Ka Dalbaday Ardayda Taliska ciidanka Booliiska gobolka Mudug ee Puntland ayaa wada shaqeyn ballaaran waxa uu ka dalbaday ardayda wax ka barta iskuullada ku yaalla gobolkaasi gaar ahaan magaalada Gaalkacyo. Taliyaha Qaybta booliska…