1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo 200 Qof Ku Qabtay Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Boosaaso Ciidamada maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kusoo qabteen dad gaaraya 200 oo qof. Dadkaan ayaa lagu eedeeyay in qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta La Filayo In Lagu Soo Gabagabeeyo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa sida qorshaha yahay in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo shirka madasha wadatashiga qaran kaasi oo 5-tii bishan furmay. Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Afgambigii Dhicisoobey ee 15-kii July, Maxaa Sababay in uu Dhaco, Natiijaduse waa Maxay? Bishii July 15keedii koox ka tirsan askarta dalka Turkiga ayaa sameeyey afgambi dhicisoobay, waa afgambigii 7aad ee ka dhaca dalkaasi. Waxaa jira baaritaanno la sameeyey kuwaa oo soo xaqiijiyay in…
2 daqiiqo Sheeko:War Heshiiskii Maalgashiga Dekedda Berbera ee DP World oo La Horgeeyay Baarlamaanka Somaliland Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta baarlamaanka Somaliland u gudbiyay heshiiska ay xukuumaddiisu la gashay shirkadda DP World ee maalgashiga dekedda Berbera. Heshiiskan oo ay golaha horgeeyeen wasiirrada arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Ma Jirto Cid Qabsatay Garoonka Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa sheegay in waxbo kama jiraan ay tahay in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay gaareen garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee Magaalada Muqdisho. C/raxmaan Yuusuf Dhagweyne oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Hargeysa oo Lagu Daahfuray Barnaamij Cusub oo la Magac Baxay Ardaa Magaalada Hargeysa waxa lagu daahfuray barnaamij lagu magacaabo Ardaa oo ah aragti cusub oo la doonayo in lagu xoojiyo kaalinta haweenku ku leeyihiin horumarinta dhaqaalaha , waana kulan weyne oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadahadal Nabadeed oo U Dhaxeeya Maamulka Khaatumo iyo Somaliland oo Ka Qabsoomay Magaalada Caynaba Magaalada Caynabo ee gobolka Sool waxaa wadahadal uu ku dhex maray mas’uuliyiin ka kala socotay Khaatumo iyo Somaliland, wadahadalkan ayaa xoogga lagu saaray sidii la iskaga kaashan lahaa xallinta khilaafyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Martigelin Doonta Shir Madaxeedka Sanadlaha Ah Ee Wadamada IGAD Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga soo qeybgaley shir madaxeedkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Boqolaal Haween Ah Oo Dibadbax Ka Dhigaya Magaalada Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho ka billowday dibadbax ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal haween ah oo isaga kala yimid dhammaan degmooyinka magaalada Muqdisho. Dibadbaxan oo ay soo qabanqaabiyeen ururada Haweenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka USAID Oo Ku Dhawaaqday Mashruuc Ay Ku Maalgelinayso Beeraha Iyo Kallumeysiga Soomaaaliya Hay’ada USAID ayaa daaha ka rogtay masharuuca kobcinta ganacsiga, dhaqaalaha, shaqaaleynta iyo hab nololeedka, mashruucan oo socon doonaa muddo 5 sano ah waxaa loo qoondeeyay adduun lacageed oo gaaraya ilaa…