1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxii Ugu Ballaarnaa Oo Ka Socda Istanbul Waxaa haatan ka socda Istanbul dibadbax ay isugu soo baxeen ilaa 3 Milyan oo qof kuwaas oo diidan inqilaabkii dhicisoobey ee July 25-keedii ka dhacay dalka Turkiga, dibadbaxan waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada 2016 Oo Ku Dhawaaqay Xilliga Ay Dhacayaan Doorashooyinka Dalka Guddiga doorashooyinka dadbadan ee 2016 ayaa goor dhow waxa uu ku dhawaaqay xilliga ay dhacayaan doorashooyinka dalka. Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashada dadban Abukaate Cumar Maxamed Cabdulle oo saxaafadda la hadlay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Oo La Kulantay Guddiyada Amniga Qaranka, Doorashooyinka Iyo Xaqiijinta Qoondada Haweenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulamo la qaatey guddiyo kala duwan oo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Iyo Putin Oo Talaadada Kulmaya Waxaa Maalinta Taaladada ah St. Petersburg ku kulmaya madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Turkiga Tayyip Erdogan. Booqashada waxaa ay ku sooo beegmeysaa bil markii uu afgambi dhicisoobey ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Go’aanka Shirka Madasha: Madaxweyne Waxaa La Dooran Doonaa 30 October Waxaa Goobjoog News soo gaaray qodobada jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya 2016-ka, waa go’aanka ka soo baxay shirka madasha uga socday 3 maalin magaalada Muqdisho. Go’aammada Shirka Madasha Ee Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Farriin U Diray Madaxweyne Siilaanyo Xildhibaan Jirde Siciid Maxamuud oo ka tirsan aqadlka sare ee baarlamaanka Somaliland ‘Guurtida’ ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu ugu baaqay in go’aanka laga sugaayo ka qaato saami…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir ka Tirsanaa Somaliland Oo Codsaday in Shacabka Loo Faahfaahiyo Heshiiska Maalgashiga Dekedda Berbera ee DP World Wasiirkii hore ee Madaxtooytooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka hadlay heshiiska xukuumadda Somaliland la gashay shirkadda DP world ee maalgelinta dekedda Berbera ayaa sheegay in muhiimadda ay Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa: Ma Aaminsani Inay Fashilantay Arrinta Hiiraan Iyo Sh/dhexe Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa sheegay in aanu jirin wax fashil ah oo ku yimid shirka maamul u sameynta Shabellaha Dhexe…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shariif oo Sheegay in Doorashada Madaxtooyada Soomaaliya Dib Loo Dhigay Labo Bilood Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay iney dhici karto doorashada Madaxtooyadu iney dib u dhacdo labo bilood.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Iyo Kuwa AMISOM (Sawirro) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. Kulankaasi…