2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta oo Sacuudiga ku Eedeysay Duqeyn Xabsi oo Lagu Dilay Toddobo Qof oo Yemeni ah Kooxda Xuutiyiinta ee ka talisa qaybo ka mid ah Yemen ayaa ku eedeysay Sacuudiga inuu duqeyn cirka ah ka geystay xabsi ku yaalla magaalada Al-Hazm ee gobolka Al-Jawf, halkaas oo ay sheegeen in lagu dilay ugu yaraan toddobo qof, oo uu ku jiro ilmo, halka ugu yaraan toddobo kalena ay ku dhaawacmeen.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Qorsheynta oo Qaabilay Ku-simaha Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Suudaan oo Wadahadallo Laba Geesood ah ku Yeeshay Qaahira Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Suudaan, Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho oo si rasmi ah looga furay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 Muqdisho, Soomaaliya – Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga furmay Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum), kaas oo isu keenaya hay’adaha dowladda, warbaahinta,…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi u diray Madaxweynaha Tanzania Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan, kadib geerida ku timid seygeeda Hafidh Ameer Hassan. Madaxweyne Xasan…
3 daqiiqo Sheeko:War Qoysaska Badmaaxiinta Pakistan ee Afduubka Loogu Haysto Soomaaliya oo Dalbanaya Xorriyaddooda Qoysaska 10 badmaaxiin oo u dhashay Pakistan, kuwaas oo in ka badan afar bilood gacanta ugu jira koox burcad-badeed Soomaali ah, ayaa magaalada Karachi ka dhigay bannaanbax ay dowladda Pakistan ugu baaqayaan inay dadajiso sii-deynta ehelladooda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraakiibta Ganacsiga ee Marin-biyoodka Hormuz oo Hoos U Dhacday Isu-socodka maraakiibta ganacsiga ee Marin-biyoodka Hormuz ayaa hoos ugu dhacay heerkii ugu hooseeyay tan iyo bishii May, kaddib markii ay sii xoogeysatay xiisadda militari ee u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan, taas oo si weyn u saameysay amniga maraakiibta iyo dhoofinta badeecooyinka iyo shidaalka.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Doorashada, Dalka, War Kulan Caawa Dhuusamareeb Ku Dhexmaray Musharraxa Xisbiga JSP Liibaan Axmed Xasan iyo Haweenka Caasimadda Galmudug DHUUSAMAREEB (Goobjoog News) — Musharraxa u tartamaya doorashada ku-celiska ah ee Galmudug , Liibaan Axmed Xasan, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug kulan ballaaran kula yeeshay qaybaha kala duwan…
2 daqiiqo Sheeko:URURKA ISKAASHIGA ISLAAMKA, War, XAFIISKA RA'IISULWASAARAHA DALKA Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) MUQDISHO (Goobjoog News) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), kaas oo uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga, Dalka, War Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeer Shaqo Ku Tegay Taliska Kumaandooska Gorgor MUQDISHO (Goobjoog News) — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay Taliska Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor ee magaalada Muqdisho, halkaas…