2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Baaq Caalami ah ka Dirtay Khataraha Budhcad-badeedda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dib u soo noqoshada falalka budhcad-badeednimada ee ka socda xeebaha waqooyi-bari ee Soomaaliya, iyadoo ugu baaqday beesha caalamka inay iskaashi mideysan ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Masuuliyiin booqday Markabka Dagaalka TCG Göksu oo ku sugan badda Soomaaliya Wakiillo ka tirsan Dowladda Turkiga ee Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay markabka dagaalka ee TCG Göksu, kaas oo ka tirsan Ciidamada Badda Turkiga. Safaaradda Turkiga ee Muqdisho ayaa sheegtay in…
3 daqiiqo Sheeko:War Israa’iil oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan meelo ay Soomaaliland ku jirto Golaha Amniga Qaranka ee Maamulka Israa’iil ayaa soo saaray qiimeyn cusub oo ku saabsan khataraha amni ee Israa’iiliyiinta iyo dadka Yuhuudda ah ee dibadda ku sugan, xilli maamulkaasi uu galay xilliga ciidaha Yuhuudda.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sacuudiga oo danaynaya maalgashiga dahabka Burkina Faso Warshadaha dahabka ee Burkina Faso ayaa soo jiitay indhaha maalgashadayaal cusub oo ka socda Sacuudiga, kaddib markii dalka Galbeedka Afrika uu sannadkii 2025 dhoofiyay dahab lagu qiyaasay in ka badan 8 bilyan oo dollar.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maraykanka iyo Ruushka oo ka wada hadlay tallaabooyinka xiga ee wada-hadallada Ukraine Wakiillo sare oo ka socda Mareykanka ayaa Moscow kula kulmay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, iyadoo kulankaasi diiradda lagu saaray sidii dib loogu soo nooleyn lahaa dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu soo afjarayo dagaalka Ukraine.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo soo saartay habraac cusub oo lagu diiwaangelinayo hay’adaha dhaqanka iyo farshaxanka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhaqan-gelinta Xeer Wasiir Lr. 0001/26, kaas oo lagu ansixiyay Habraaca Kumeelgaarka ah ee Maamulka iyo Diiwaangelinta Hay’adaha Dhaqanka…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Daahfurtay Siyaasad Qaran oo Lagu Xoojinayo Ilaalinta Rayidka Xilliyada Hawlgallada Milatari Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay Siyaasadda Qaranka ee Ilaalinta Rayidka Xilliyada Hawlgallada Milatari iyo Colaadaha Hubeysan, taas oo lagu xoojinayo ilaalinta nolosha, sharafta iyo xuquuqda dadka rayidka ah. Siyaasaddan waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Erdogan oo sheegay in Turkigu dadaal ugu jiro dejinta xiisadda Mareykanka iyo Iiraan sheegay in dalkiisu sii wadi doono dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu soo afjarayo xiisadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan, isagoo sidoo kale ku baaqay in la xoojiyo xiriirka istiraatiijiga ah ee Turkiga iyo Imaaraadka Carabta.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidanka Yemen oo sheegay inay dib ula wareegeen dhul istiraatiiji ah, xilli dagaallo ay ka socdaan Ticis iyo Xudeyda Ciidamada dowladda Yemen ayaa sheegay inay dib ula wareegeen goobo muhiim ah oo ay horay u haysteen Xuutiyiinta, xilli dagaallo culus ay maalintii labaad ka socdaan qaybo ka mid ah koonfur-galbeed iyo xeebaha dalka.
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka oo Iska Fogaysay Dhacdadii Doolow, Shaacisayna Guddi Xaqiiqo-Raadin ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si dhow ula socota dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, taas oo ka dhalatay guri ku yaalla degmadaas. War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa…