2 daqiiqo Sheeko:War Hantidhowraha Guud ee Soomaaliya oo loo doortay Hantidhowraha Dibadda ee Kaydsan ee AFROSAI-A Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay isla markaana hadal ka jeediyey Shirka Aasaaska Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee Dalalka Afrika ee ku hadla Af-Carabiga AFROSAI-A, oo lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
2 daqiiqo Sheeko:War Qaramada Midoobay oo shaacisay in ilaa 2,000 askari oo Colombian ah la geeyay Suudaan bannaan ee Xaqiiqo-raadin ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan ayaa sheegay in dagaalka Suudaan ay sii hurinayaan shabakado caalami ah oo keena dagaalyahanno ajaanib ah, hub, tababar iyo taageero dhinaca saadka ah
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Koonfur Galbeed oo ka warbixisay xaaladda amniga Baydhabo iyo dagaalka ciidamada taageersan Madaxweynihii hore Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegtay inay si adag u bogaadinayso Ciidamada Qalabka Sida iyo shacabka magaalada Baydhabo, kaddib weerar ay magaalada ku soo qaadeen ciidamo taageersan Madaxweynihii hore ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Duulimaadyo Toos ah oo Maanta Ka Billowday Muqdisho iyo Muscat Shirkadda duulimaadyada ee SalamAir ayaa maanta oo Khamiis ah, 3-da Sebteembar 2026, si rasmi ah u billowday duulimaadyo toos ah oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat, caasimadaha Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamo ka tirsan Asluubta oo xirtay Xabsiga Dhexe iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir Ciidamo ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xirtay baraha muhiimka ah ee laga ilaaliyo Xabsiga Dhexe ee Muqdisho iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyagoo joojiyay isku socodka dadka iyo gaadiidka.…
1 daqiiqo Sheeko:War Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Baydhabo Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa haatan lagu soo warramayaa inay inta badan degan tahay, kaddib dagaal culus oo aroornimadii maanta ka dhacay qaybo ka mid ah magaalada iyo duleedkeeda. Ciidamada Dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:War Magaalada Muqdisho oo ka go’ay Gaaska cuntada lagu karsado, qiimihiisana uu kordhay 42% Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa gabaabsi ku yimid gaaska cuntada lagu karsado, iyadoo haamaha yar ee laga heli karo suuqyada ay qiimahoodu sare u kaceen boqolkiiba 42%, sida ay sheegeen…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirada dhimashada daadadkii Nepal oo kor u dhaaftay 1,000, kumannaan weli la la’yahay Tirada dadka ku dhintay daadad xooggan oo ku dhuftay Nepal ayaa kor u dhaaftay 1,000 qof, halka in ka badan 3,900 qof weli la la’yahay, sida ay sheegeen hay’adaha gurmadka musiibooyinka ee dalkaasi
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay duqeysay saldhigga Sheekh Ciise ee Baxrayn Xiisadda militari ee u dhexeysa Iiraan iyo Mareykanka ayaa si weyn uga sii dartay, kaddib markii ciidamada Iiraan ay sheegeen inay weerar ballaaran oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah ku qaadeen saldhigga Sheikh Isa Air Base ee dalka Baxrayn, oo ay ku sugan yihiin ama adeegsadaan ciidamada Mareykanka.
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nin lagu eedeeyay dilkii fannaan Mareykan ah oo lagu magacaab jirey Tupac Shakur oo lagu helay dambi ku dhow 30 sano kadib Ku dhowaad 30 sano kadib dilkii fannaankii caanka ahaa ee hip-hop-ka Tupac Shakur, maxkamad ku taalla gobolka Nevada ee dalka Mareykanka ayaa Duane “Keffe D” Davis, oo 63 jir ah, ku heshay dambi ah inuu door ku lahaa dilka fannaanka