1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Dib-u-eegis ku Samaynaysa Heerarka Tayada Jaamacadaha Dalka Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka furay kulan wada-tashi ah oo soconaya laba maalmood, kaas oo ay la yeelanayaan madaxda jaamacadaha dalka, laguna lafo-gurayo siyaasadda,…
2 daqiiqo Sheeko:War WHO iyo Midowga Afrika oo ku baaqay isku-filnaansho caafimaad oo Afrika yeelato Hoggaamiyeyaasha Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) iyo Midowga Afrika (AU) ayaa ku baaqay in dalalka Afrika ay xoojiyaan isku-filnaanshahooda dhinaca caafimaadka, si qaaraddu uga gudubto ku-tiirsanaanta maalgelinta iyo adeegyada caafimaad ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Iskaashi-La’aanta DFS iyo Maamullada oo Firaaqo Amni u Furay Soo Laabashada Burcad-Badeedda Kala-qaybsanaanta siyaasadeed iyo wada-shaqeyn la’aanta u dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada ayaa loo arkaa sababta ugu weyn ee fursadda u siisay kooxihii burcad-badeedda inay dib uga soo kiciyaan howlgalladoodii…
2 daqiiqo Sheeko:War Turkiga oo Iska Fogeeyay Duqeyntii Ka Dhacday Xeebaha Puntland ee Lagu Dilay Sagaalka Qof Dowladda Turkiga ayaa shaacisay inaysan wax xog ah ama war ah ka haynin duqeymo dhanka cirka ah oo ka dhacay xeebaha maamul-goboleedka Puntland, halkaas oo lagu dilay dad isugu jiray…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Siciid Deni oo gaaray Dhinowda iyo muran ka dhashay maamulka deegaanka Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray deegaanka Dhinowda ee bariga gobolka Mudug, halkaas oo muddooyinkii u dambeeyay ay si weyn u saameeyeen abaaraha iyo isbeddelka cimiladu. Dhinowda ayaa wajahaysa…
2 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo Qorsheynaya Inuu Kala Noqdo Fiisooyinka Ilaa 200,000 oo Magangelyo-doon ah Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa qorsheynaya inuu kala noqdo fiisooyinka ganacsiga iyo dalxiiska ee ilaa 200,000 oo ajaanib ah oo ku sugan Mareykanka, kuwaas oo codsaday ama hadda raadinaya magangelyo.…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Shacabka oo loo gudbiyey Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka u gudbisay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Golaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo hadda galaya hannaanka ansixinta dastuuriga ah.…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo La Wareegaysa Mas’uuliyadda Horumarinta Nidaamka Cadaaladda Kadib Soo Afjaridda Hawlihii UNTMIS Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay kulan lagu soo xirayay hawlihii UNTMIS ee taageerada Soomaaliya ee dhinacyada cadaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka oo Shirkiisii Ugu Horreeyay Yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyay shirkii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka, kaas oo looga hadlay dardargelinta qorshayaasha lagu horumarinayo xirfadaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ka Daahfuray Mashruuc $19 Milyan ah oo Looga Hortagayo Khataraha Cimilada Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) ayaa Soomaaliya ka daahfuray wejiga cusub ee Mashruuca Maalgelinta iyo Adkeysiga Khataraha Masiibooyinka (ADRiFi), kaas oo lagu maalgelinayo ku dhawaad $19 milyan. Mashruucan oo ay iska…