1 daqiiqo Sheeko:War Puntland: Lacagaha Madaxfurashada Waxay Xoojinayaan Shabakadaha Burcad-badeedda Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto kororka weerarrada burcad-badeedda ee ka dhacay xeebaha iyo biyaha Puntland. Waxa ay sheegtay in xog horudhac ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Kenya oo 50% dhimaysa Qiimaha Abuurka Galleyda laga bilaabo Sebtembar Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa ku dhawaaqay in dowladda ay 50% hoos u dhigi doonto qiimaha abuurka galleyda laga bilaabo bisha Sebtembar 2026, si loo dhiirrigeliyo beeraleyda loona kordhiyo wax-soo-saarka…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo Kenya ka dalbaday in la soo xiro Laftagareen Wasiirka Amniga Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cismaan Isaaq Maxamed, ayaa dowladda Kenya ugu baaqay inay soo xirto madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, isla markaana u soo gacan…
1 daqiiqo Sheeko:War Duqeyn ka dhacday xeebaha Gobolka Nugaal oo lagu beegsaday koox lala xiriirinayo burcad-badeed Duqayn cusub ayaa goordhoweyd ka dhacday xeebta Jiifle ee degmada Godobjiiraan, Gobolka Nugaal, halkaas oo la sheegay in lala beegsaday doon yar oo ay saarnaayeen tobaneeyo qof. Sida ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:War Kooxo hubaysan oo calan ka taagay magaalada Marka Wararka laga helayo magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in kooxo hubaysan oo dhawaan ku dhawaaqay maamul ay ugu magac dareen “Koonfur-bari Soomaaliya” ay gudaha magaalada soo…
2 daqiiqo Sheeko:War Markab Mareykanku Cunaqabateyn Saaray oo ay Afduubteen Burcad-badeed Soomaali ah Burcad-badeed Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa inay afduubteen markab shidaal oo ka diiwaangashan Eritrea, kaas oo marayay xeebaha Yemen, iyagoo markii dambe u jiheeyay dhanka xeebaha Puntland. Markabka M.T.…
1 daqiiqo Sheeko:War Ku dhawaad 10 qof oo ku dhaawacmay iska horimaad ka dhashay burburinta guryaha Muqdisho Wararka laga helayo degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in ku dhawaad 10 qof ay ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray ciidamo dowladeed iyo shacab ka hor yimid hawlgal lagu burburinayay guryo ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Garsoore Mareykan ah oo laashay hakintii fiisooyinka 75 dal oo Soomaaliya ku jirto Garsoore ka tirsan Maxkamadda Federaalka Mareykanka ee Manhattan, Jeannette Vargas, ayaa Jimcihii 21-ka Agoosto 2026 laashay siyaasaddii maamulka Madaxweyne Donald Trump ee hakisay hab-socodka bixinta fiisooyinka muhaajiriinta ee muwaadiniinta 75…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal Beeleed Ka dhacay Xaafadda Buula Bacley ee Gaalkacyo Gaalkacyo: Dagaal u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa ka dhacay xaafadda Buula Bacley ee magaalada Gaalkacyo, iyadoo xaalad cabsi leh ay ka jirto deegaankaasi. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho oo laga daahfuray mashaariicda Isbahaysiga Milatari Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariic uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinayo Soomaaliya. Mashaariicdan ayaa qeyb ka ah dadaallada…