2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Haweeney 84 jir ah oo si mucjiso ah looga badbaadiyay burburka dhul gariir saddex maalmood ka hor ka dhacay Indonesia Haweeney 84 jir ah oo curyaan ah ayaa si mucjiso ah nolol loogu helay iyadoo ku hoos jirta burburka gurigeeda, saddex maalmood kaddib dhulgariir xooggan oo ku dhuftay jasiiradda Flores iyo deegaannada ku dhow.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha 7-aad ee Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Beijing uga qeyb galay furitaanka rasmiga ah ee Shirweynaha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Lubnaan oo Suuriya u gacan geliyay Jeneraal hore oo ka tirsanaa ciidankii Bashaar Al-Asad Dowladda Lubnaan ayaa mas’uuliyiinta Suuriya ku wareejisay Jeneraal hore oo sare uga tirsanaa ciidankii dowladdii Bashaar Al-Asad, kaas oo wajahaya eedeymo la xiriira dil, jirdil iyo dambiyo kale oo culus.
2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho oo laga xusayo 15 sano guuradii ka soo wareegtay markii uu dib u xoogaystay xariika Soomaaliya iyo Turkigu ? Munaasabad ballaaran oo lagu xusayo dib u curashadii xariirka istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga oo hadda jirsaday 15 sano oo xiriir iyo iskaashi diblomaasiyadeed oo qoto dheer ah ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, saraakiil iyo diblomaasiyiin ka socday dowladda Turkiga.
1 daqiiqo Sheeko:Golaha Shacabka, War Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la yeeshay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Ahmed Mohammed Almowallad.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Imaaraadka oo joojiyay ganacsiga iyo macaamilka Iiraan, ka dib weerar lagu eedeeyay Tehran Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqday in si ku-meel-gaar ah loo hakiyay dhammaan is-weydaarsiga ganacsi iyo macaamilka maaliyadeed ee kala dhexeeya Iiraan, iyadoo tallaabadan lagu sheegay inay socon doonto ilaa amar dambe.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay inaysan jirin wax wada-hadal ah oo u dhexeeya Mareykanka iyo Iraan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in aysan hadda jirin wax wada-hadal ama qorshe wada-hadal oo u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, xilli ay sii xoogeysanayaan khilaafaadka ku saabsan mustaqbalka marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee Hormuz.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo ka Guddoontay Waraaqaha Aqoonsiga Afar Safiir oo Cusub Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar safiir oo cusub oo loo soo magacaabay Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Ugu Yaraan 25 Qof oo lagu dilay Weerar ka dhacay Bartamaha Nigeria ABUJA, Goobjoog — Ugu yaraan 25 qof ayaa lagu dilay weerar habeennimadii xalay lagu qaaday degaan ku yaalla gobolka Plateau ee bartamaha Nigeria, iyadoo dhacdadu dib u soo kicisay walaaca…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka AUSSOM oo Roondo Amni ka Fuliyay Waddada Beletweyne iyo Ceelgaal Ciidanka Qaybta 4-aad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa shalay roondo amni ka fuliyay waddada muhiimka ah ee isku xirta magaalada Beletweyne iyo deegaanka Ceelgaal ee waqooyiga magaalada.…