2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho oo Laga Daahfuray Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shirka Qaran ee daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saarayo hirgelinta nidaam caddaaladeed oo si gaar ah uga jawaabaya baahiyaha iyo xuquuqda carruurta Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sheeko:War Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in diyaaradda Somali Airlines ay bisha soo socata billaabayso duulimaadyada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ku dhawaaqday qorshe ay dib ugu hawlgelinayso shirkadda diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines, iyadoo la sheegay in duulimaadyada tooska ah la bilaabi doono bisha Sebtembar 2026.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiir ku xigeen cusub oo loo magacabaay Ganacsiga iyo Warshadaha Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha u magacaabay Mudane Cismaan Maxamed Cabdi oo ku magac dheer Cismaan Daallo.…
2 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare oo Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Kala Hadlay Hindise-sharciga Hay’adda Macdanta Soomaaliyeed Muqdisho: Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS, Mudane Daahir Shire…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay inuu doonayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul Mareykanku leeyahay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo in Marinka Hormuz loogu dhawaaqo dhul ka tirsan Mareykanka, wuxuuna hadalkiisu noqday mid sii kordhin kara xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran xilli dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil ay kula jiraan Iiraan uu weli socdo.
1 daqiiqo Sheeko:War Safiirka Soomaaliya ee Sudan oo waraaqaha aqoonsiga looga guddoomay Khartoum Khartoum – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Sudan, Danjire Dr. Axmed Jaamac Cumar, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga Danjirenimo ugu gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxbannaanida Ku-meel-gaarka…
3 daqiiqo Sheeko:War Shiinaha oo ciidamo cusub u soo diray Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya Dowladda Shiinaha ayaa Gacanka Cadmeed iyo biyaha Soomaaliya u soo dirtay cutubkeedii 49-aad ee ciidamada badda, taas oo qeyb ka ah howlgalka joogtada ah ee Beijing ay ka waddo sugidda amniga maraakiibta ganacsiga iyo la dagaallanka burcad-badeedda ee xeebaha Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:War Masar iyo Itoobiya oo ku biiraya heshiiska difaaca Makkah Masar iyo Itoobiya ayaa ku biiraya heshiiska difaaca Makkah ee dhawaan lagu saxiixay dalka Sacuudiga. Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in ku biirista heshiisyo difaac oo caalami…
2 daqiiqo Sheeko:War Pakistan oo dalbatay in la sii daayo badmaaxiinta dalkaas u dhashay oo lagu haysto Soomaaliya Dowladda Pakistan ayaa dalbatay in la xoojiyo dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu doonayo in xorriyaddooda lagu soo celiyo 10 badmaaxiin Pakistani ah oo muddo bilo ah lagu haysto Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo lagu eedeeyay weerarro lagu qaaday laba markab oo uu leeyahay Imaaraadku Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si adag u cambaareysay Iiraan, kaddib markii ay sheegtay in laba markab oo xiriir la leh shirkadda qaranka shidaalka ee Abu Dhabi, ADNOC, oo la weeraray xilli ay marayeen Marin-biyoodka Hormuz