2 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka Jawaabay Eedeymaha Hantidhowrka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabay eedeymo ka soo baxay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka, kuwaas oo la xiriiray habraaca diblumaasiyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Xuquuqul Insaanka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaadatay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, Christophoros Politis, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta…
1 daqiiqo Sheeko:War AUSSOM iyo Türkiye oo adkeeyay iskaashiga amniga iyo xasilloonida Soomaaliya Muqdisho — Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Safiirka Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Alper…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Duqeymaha Mareykanka ee Yemen oo sababay dhimashada 153 qof Qiimeyn ay samaysay Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa lagu sheegay in duqeymo ay ciidamada Mareykanku ka fuliyeen Yemen sannadkii 2025 ay sababeen dhimashada 153 qof oo rayid ah, halka 243 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay La-taliye Sare ahna Agaasime ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 15 qof oo ku geeriyooday doon rakaab oo ku degtay Harada Kariba ee Zimbabwe Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay, halka 27 qof oo kale weli la la’yahay, kadib markii doon rakaab oo buux-dhaaf ah ay ku rogmatay Harada Kariba ee dalka Zimbabwe.
1 daqiiqo Sheeko:GARSOORKA DALKA, War Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir oo Maanta Go’aan ka Soo Saaraysa Dacwadda Sacadiya Bajaaj Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta la filayaa inay go’aan ka soo saarto dacwadda Sacadiya Bajaaj, oo wajahaysa eedeymo la xariira kicin dadweyne iyo aflagaado ka dhan ah madaxda qaranka, sida ay xeer-ilaalintu sheegtay
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 6 Qof oo Lagu Dilay Weerar ay Xuutiyiintu Ka Geysteen Marinka Bab al-Mandab Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay, 10 kalena ku dhaawacmeen weerar ay Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen markab ganacsi oo laga leeyahay Masar, xilli uu marayay marin-biyoodka istiraatiijiga ah ee Bab al-Mandab, sida ay sheegtay dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay.
2 daqiiqo Sheeko:War Ilhan Omar oo ku guuleysatay in ka badan 80% codadka doorashada hordhaca ah ee Congress-ka Mareykanka Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa si weyn ugu guuleysatay doorashada hordhaca ah ee Xisbiga Dimuqraadiga ee degmada 5-aad ee Congress-ka gobolka Minnesota, iyadoo heshay in ka badan 80% codadka.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo UNDP oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo lagu taageerayo horumarinta dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta (UNDP) ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada horumarinta dalka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…