1 daqiiqo Sheeko:War Drone-ka MQ-9 Reaper ee Mareykanka oo ku burburtay Jabuuti JABUUTI — Diyaarad aan duuliye lahayn oo nooca MQ-9 Reaper ah oo Mareykanku leeyahay ayaa la sheegay inay Axaddii ku burburtay dalka Jabuuti, sida ay qortay Warbaahinta dalka Jabuuti. Safaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Xoojinaya Ilaalinta Carruurta Xilliyada Colaadaha Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad oo la soo shaaciyay, xilli sanadkan ay wax badan ug duwantahay kuwii hore Munaasabad ballaaran oo lagu soo bandhigayay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aadeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qayb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
3 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Amnesty International oo Dalbatay in Si Shuruud La’aan ah Loo Sii Daayo Sacadiyo Bajaaj Hay’adda Amnesty International ayaa dalbatay in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo sii daayo Sacadiyo Macallin Cali ” Sacadiyo Bajaaj” oo dhowaan ay maxkamadda gobolka Banaadir xukun 3 sano ah ku ridday.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga oo sheegay in heshiiska difaaca ee Maka uusan Iran bartilmaameedsanayn Turkiga ayaa sheegay in heshiiska cusub ee difaaca ee ay wada saxiixdeen Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan aanu si gaar ah uga dhan ahayn Iiraan, inkastoo heshiiskaasi uu xambaarsan yahay qodob dhigaya in weerar hubaysan oo lagu qaado mid ka mid ah saddexda dal loo tixgelin doono weerar lagu qaaday dhammaantood.
1 daqiiqo Sheeko:War Weriye Mascuud Warsame Oo Xorriyaddiisa Dib U Helay Ka Dib 40 Maalmood Oo Uu Sharci-Darro U Xirnaa Magaalada Muqdisho waxaa maanta xabsi laga sii daayay Weriye Mascuud Warsame oo ah Maamulaha Telefishanka Xogbile TV, ka dib markii uu 40 maalmood oo xiriir ah ku jiray gacanta hay’adaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Refugees International Iyo Dowladda Soomaaliya Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Beeraha Iyo Laqabsiga Cimilada Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday hay’adda Refugees International (RI), oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha hay’adda, Jeremy Konyndyk, oo uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Cirro oo shardi ku xiray dib u bilaabista wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in dib loo bilaabi karo wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland, balse uu shardi ka dhigay in marka hore la fuliyo heshiisyadii…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Baarlamaanka Uganda oo Ansixiyay Ciidamo Loo Diro marinka Qasa Baarlamaanka Uganda ayaa ansixiyay qorshe dowladda dalkaasi u oggolaanaya inay ciidamo u dirto Marinka Gaza, si ay uga qaybqaataan ciidanka caalamiga ah ee loo qorsheeyay xasilinta Qasa.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Suudaan oo Halis Geliyay Mustaqbalka Jiil Dhan iyo Qaramada Midoobay oo Digniin Culus Soo Saartay Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan uu halis weyn ku yahay mustaqbalka jiil dhan oo carruur ah, iyadoo in ka badan 8 milyan oo carruur ah oo da’doodu tahay da’da waxbarashada ay hadda ka maqanyihiin iskuullada.