1 daqiiqo Sheeko:War Maxaa ka jira in Qarax uu ka dhacay Hargeysa? Hargeysa – Caawa abbaaro 7:00 fiidnimo ayaa bambo-gacmeed ku qaraxday goob ay fadhiyeen laba askari oo ka tirsan ciidamada milatariga maamulka Somaliland, sida lagu sheegay war kasoo baxay Taliska Ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:War Sucuudiga, Turkiga iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis difaac oo taariikhi ah Sacuudi Carabiya, Turkiga iyo Pakistan ayaa magaalada Makka ku kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi difaac ah, kaas oo dhigaya in weerar hubeysan oo lagu qaado mid ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga filan karaa kulanka hoggaamiyaasha Sacuudiga, Pakistan, iyo Turkiga? Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa saaka booqasho hal maalin ah ku tagay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu kulamo kula yeelanayo Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo Ra’iisul Wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif.
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xiisadda Cusub eeTigrey iyo saameynteeda gobolka Inkastoo heshiiskii nabadda ee Pretoria ee la saxiixay bishii Nofeembar 2022 uu soo afjaray dagaalkii labada sano socday ee u dhexeeyay dowladda federaalka Itoobiya iyo Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigraay (TPLF), haddana gobolka Tigraay ayaa mar kale wajahaya xiisado siyaasadeed iyo kuwo militari oo sii xoogeysanaya.
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Pakistan oo Ka wada-hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Horumarinta Ciidamada Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo wefdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Pakistan, ayaa booqday xarunta shirkadda Global Industrial & Defence Solutions (GIDS) iyo Jaamacadda Difaaca Qaranka Pakistan, halkaas oo ay kula kulmeen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan hay’adaha difaaca dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Iiraan ayaa sheegay in ay adagtahay inuu la xiriiro Hoggaamiyaha Sare ee dalkaas Mojtaba Khamenei Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa sheegay in wada-xiriirka uu la leeyahay Hoggaamiyaha Sare ee dalka, Mojtaba Khamenei, uu haatan yahay mid aad u adag, taas oo muujinaysa caqabado ka jira heerarka ugu sarreeya ee hoggaanka Iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:War Saadad Caliyow oo ka Haray Tartanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Saadad Caliyow, oo horay isaga casilay xilkii Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayaa si rasmi ah uga haray tartanka musharaxnimada Guddoomiyaha Golaha Shacabka, isagoo taageeradiisa ku dhawaaqay inuu siinayo musharraxa kale…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Turkiga oo ballaarinaya iskaashiga Waxbarashada Islaamka iyo Awqaafta Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ku heshiiyey in la ballaariyo iskaashiga dhinacyada waxbarashada Islaamka, adeegyada diinta, Sakada iyo horumarinta Awqaafta, iyadoo dowladda Turkiga ay ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Abdul El-Sayed oo ku guuleystay magacaabista Dimuqraadiga ee Senate-ka Michigan Abdul El-Sayed, oo ah dhakhtar iyo siyaasi ka tirsan xisbiga Demoqraadiga, ayaa ku guuleystay doorashadii hordhaca ahayd ee xisbiga Dimuqraadiga ee gobolka Michigan, isagoo ka adkaaday Congresswoman Haley Stevens. Guushan…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid, ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed, kaas oo diiradda lagu saaray muhiimadda istaraatiijiga ah…