1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Shiinaha oo Kala Saxiixday Heshiis Gargaar Bani’aadannimo oo Dhan $2.1 Milyan Dowladda Shiinaha ayaa Soomaaliya la saxiixatay heshiis gargaar bani’aadannimo oo qiimihiisu yahay 15 milyan oo Yuan, oo u dhiganta ku dhawaad $2.1 milyan oo doollar, kaas oo lagu taageerayo bulshada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Midowga Yurub oo Heshiis ka Gaaray Xiisaddii Ka Dhalatay Siyaasadda Spain ee Ceuta Wasiirrada Arrimaha Gudaha ee Midowga Yurub ayaa magaalada Brussels ku soo gabagabeeyay shir xasaasi ah oo looga hadlayay siyaasadda socdaalka iyo ilaalinta xuduudaha, kaddib toddobaadyo ay socotay kala-qeybsanaan diblomaasiyadeed oo ka dhalatay tallaabooyinkii Spain ka qaaday maamulka xuduudda Ceuta.
1 daqiiqo Sheeko:War DEGDEG: Dagaal Culus oo Ka qarxay magaalada Gaalkacyo dagaal Culus oo la isku adeegsaday madaafiic ayaa ka qarxay dhanka bari ee magaalada, ayadoo la sheegay in dagaalku uu u dhexeeyo ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwa PSF ee hadda hoostaga Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS).
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iraan iyo Cumaan oo Heshiis Ku-meel-gaar ah ka Gaaray Isku-socodka Maraakiibta ee Marin-badeedka Hormuz Sida uu qoray Wargeyska Financial Times, oo soo xiganaya ilo xog-ogaal ah,Iraan iyo Cumaan ayaa gaaray heshiis ku-meel-gaar ah oo lagu habeynayo isku-socodka maraakiibta ee maraan-badeedka Hormuz
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hay’adaha Caalamiga ah oo ku Baaqaya in Taageero Degdeg ah loo dad ay samaysay colaadda Suudaan Ururka Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas (IFRC) ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay si degdeg ah u kordhiyaan taageerada bani’aadannimo ee Suudaan, isagoo ka digay in hoos u dhaca dhaqaalaha gargaarka uu halis gelinayo malaayiin qof oo ay saameysay colaadda dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo walaac ka muujisay hub ay sheegtay in DFS ka dejisay Gaalkacyo, bogaadisayna tallaabadii Galmudug Maamulka Puntland ayaa si adag uga hadashay xaaladda amni ee ka taagan magaalada Gaalkacyo, kaddib markii ay sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ciidamo iyo hub ku soo dejisay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Indonesia oo Xoojinaya Iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ah Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Cumar, ayaa Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Indonesia u fadhiya Kenya ahna Danjiraha aan degganayn ee Soomaaliya, Witjaksono Adji.…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Mudug oo ku dhaawacmay iska horimaad ka dhacay Gaalkacyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug, Cabdinaasir Mareexaan, ayaa lagu soo warramayaa inuu ku dhaawacmay iska horimaad hubeysan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhinaca koonfureed ee magaalada. Dagaalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Pakistan oo Kala Saxiixday Is-afgarad Lagu Xoojinayo Iskaashiga Difaaca Islamabad, Pakistan — Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Pakistan ayaa kala saxiixday is-afgarad cusub oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga. Is-afgaradka ayaa maanta magaalada Islamabad ku kala saxiixay…
1 daqiiqo Sheeko:War TPLF oo Lagu Eedeeyay Inay Dib u Hurineyso Xiisadda Tigray Xiisadda siyaasadeed iyo amni ee gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa mar kale soo cusboonaatay, kaddib markii koox isku magacawday Ciidamada Nabadgelyada Tigray (Tigray Peace Force) ay eedeymo culus u…