3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muhaajiriin badan oo dib loogu celiyay Marooko kadib markii ay ku hungoobeen rajadii ay ka qabeen tagaan Spain Kumannaan muhaajiriin ah oo toddobaadkan si dabaal uga tallaabay xadka u dhexeeya Morocco iyo magaalada Ceuta ee ay Spain maamusho ayaa bilaabay inay dib ugu laabtaan Marooko, kadib markii ay sheegeen inay la kulmeen gaajo, daal iyo xaalado adag oo meesha ka saaray rajadoodii ahayd inay nolol cusub ka bilaabaan Yurub.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal Culus oo Ka Qarxay Gobolka Tigrey iyo Itoobiya iyo TPLF oo Isku Eedeeyay Bilaabista Weerarka Dagaallo culus ayaa dib uga qarxay gobolka Galbeedka Tigreega, ayadoo Maamulka ku-meel-gaarka ah ee gobolka Tigree uu sheegay in ciidamada dowladda federaalka ay waaberigii weerar ka soo qaadeen dhanka magaalada Sheraro oo ku dhow xadka Suudaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Xisbiga Awoodda Shacabka oo ka baxay Madasha Heybad Qaran Muqdisho, 1 Agoosto 2026 – Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobanka xisbi ee ku mideysnaa Madasha Heybad Qaran, ayaa ku dhawaaqay inuu isaga baxay Madasha, kadib markii uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka: Somaliland saldhig ciidan kama dhisaneyno Taliyaha cusub ee Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Gen. Dagvin Anderson, ayaa sheegay in Mareykanku uusan qorsheynayn inuu saldhig milatari ka sameysto Somaliland, xilli booqashooyin ay saraakiil Mareykan ah ku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta oo beeniyay inay lacag ku soo rogi doonaan maraakiibta mara Badda Cas Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa si rasmi ah u beenisay wararka sheegayay inay qorsheynayaan inay lacag ka qaadaan maraakiibta ku goosha marin-biyoodka istaraatiijiga ah ee Bab al-Mandab, iyagoo caddeeyay in marinkaasi uu weli u furan yahay maraakiibta si lacag la’aan ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Tobannaan Kun oo Muhaajiriin ah oo Gudbay Xadka Ceuta ee Spain Tobannaan kun oo muhaajiriin ah, oo lagu qiyaasay inta u dhaxaysa 50,000 ilaa 60,000 qof, ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ka gudbay xadka u dhexeeya magaalada Ceuta ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo Madaxweyne Deni ku eedeeyay hoggaan-xumo iyo kala-qeybin siyaasadeed Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa ka jawaabay khudbad uu xalay magaalada Garoowe ka jeediyay Madaxweynaha Puntland. Wasiir Cali Xoosh ayaa sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda Rafcaanka Mareykanka oo Diidday Siyaasaddii Trump ee Xarigga Qasabka ah ee Muhaajiriinta Maxkamadda Rafcaanka Federaalka ee Wareegga 9-aad ee Mareykanka ayaa go’aan ku gaartay in maamulka Madaxweyne Donald Trump uusan si toos ah ugu diidi karin muhaajiriinta lagu hayo gudaha dalka inay codsadaan dammaanad si ay si ku-meel-gaar ah xorriyaddooda ugu helaan inta dacwadahooda socdaalka ay socdaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirrada XFS oo magacaabay Ergeyga Soomaaliya ee OIC iyo laba danjire oo cusub Muqdisho, Soomaaliya – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee la xiriirta magacaabista Ergeyga Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya ka qeyb gashay Shirka Taliyeyaasha Ciidamada ku taageera AUSSOM Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka Taliyeyaasha Ciidamada Difaaca (CDFs Meeting) ee Dalalka…