1 daqiiqo Sheeko:War Laba Musharax oo kusoo haray tartanka loogu jiro Guddoomiyaha Golaha Shacabka Tartanka loogu jiro xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa galay marxalad cusub, kaddib markii ay kusoo hareen laba musharrax oo kala ah Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sadaad Caliyow iyo Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:War Afrika oo wajahaysa khasaare dhaqaale oo gaaraya $10–20 bilyan sababo la xiriira El Niño xooggan Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) ayaa ka digay in ifafaalaha cimilo ee loo yaqaan “Super El Niño” uu sababi karo khasaare dhaqaale oo u dhexeeya $10 bilyan illaa $20 bilyan dalalka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Iran oo ku fiday Badda Cas iyo Badda Caspian, iyadoo Maraykanku hakiyay duqeymihii tooska ahaa Calaamado muujinaya in colaadda u dhexeysa Mareykanka iyo Iiraan iyo xulafadeedu ay sii ballaaraneyso ayaa soo baxay horraantii toddobaadkan, iyadoo weerarro cusub laga soo sheegay Badda Cas iyo Badda Caspian.
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo eedeysay Dowladda Federaalka, baaqna u dirtay Galmudug iyo shacabka reer Puntland Maamulka Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay maanta ku sheegtay inay si adag u cambaareyneyso waxa ay ku tilmaantay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo uu wado Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Baaq Nabadeed ka Soo Saartay Colaadda Ka Taagan Dawaco ee Gobolka Sanaag Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay baaq nabadeed oo degdeg ah, kaddib markii ay walaac ka muujisay colaadda ka dhex aloosan beelo walaalo…
1 daqiiqo Sheeko:War Kenya oo Dhistay Cutub Gaar ah oo La Dagaallama Ka Ganacsiga Dadka iyo Dambiyada Xuduudaha Ka Gudba Nairobi – Dowladda Kenya ayaa hawlgelisay cutub boolis oo khaas ah oo loogu talagalay la dagaallanka ka ganacsiga dadka, tahriibinta muhaajiriinta iyo dambiyada abaabulan ee la xiriira socdaalka. Mas’uuliyiintu waxay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka UK oo Shaaciyay Sababta Geerida Amiir Sacuudiyaan ah oo meydkiisa laga Hoteel ku Yaalla London Maxkamad baaritaan oo ku taalla magaalada London ayaa soo saartay natiijada baaritaanka geerida Amiir Cabdullaahi bin Fahad bin Cabdullaahi bin Cabdulcasiis bin Jalawi Al Saud, iyadoo lagu sheegay inuu u geeriyooday isku-darka khamri iyo maandooriye kale, halka aan la helin wax caddeyn ah oo muujinaysa is dilid ama fal-dambiyeed.
1 daqiiqo Sheeko:War Saraakiil ka tirsan Booliska Soomaaliyeed ah oo ka qalin-jebiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Ruushka Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjebiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Ruushka, halkaas oo ay ku qaateen shahaadada heerka labaad ee jaamacadda (Master Degree).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay Barnaamij Tamarta Nukliyeerka Rayidka ah Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Washington iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay gaareen heshiis ku saabsan horumarinta tamarta nukliyeerka ee rayidka ah. Sida uu sheegay Trump, heshiiska ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta oo Weeraray Maraakiib Shidaal oo Sacuudigu Leeyahay iyo Xiisadda Badda Cas oo Cirka Isku Shareertay Kooxda Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegtay inay gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku weerareen laba markab oo shidaal oo Sacuudi Carabiya leedahay, taasoo sii xoojisay xiisadda ka taagan Badda Cas iyo marin-biyoodka muhiimka ah ee Bab al-Mandab.