2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Shaaciyay xilliga la maxkamadaynayo Madaxweynihii hore ee Venezuela Mareykanka ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee maxkamadda la soo taagi doono Madaxweynihii hore ee dalka Venezuela oo bilo ka hor xukunka laga tuuray.
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyihii Hore ee Awdiinle iyo 150 Maleeshiyaad ah oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Qaranka Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in Guddoomiyihii hore ee deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, Ibraahim Kalaay, iyo ku dhowaad 150 maleeshiyaad ah ay maanta waqtiyo kala duwan isku…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Cambaareysay Hanjabaadaha Xuutiyiinta ee ka dhanka ah Sacuudi Carabiya Muqdisho, 22 Luulyo 2026 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay hanjabaadaha ay kooxda Xuutiyiintu u jeedisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyadoo sidoo kale walaac ka muujisay falalka khatar…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Ciidamada badda Afrika ee ka socda Rabat Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika ee (The Fourth African…
1 daqiiqo Sheeko:War Turkiga oo Sii Wada Ilaalinta Markabka Qodista Shidaalka ee Soomaaliya Muqdisho, 21 Luulyo 2026 – Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa sheegtay in Ciidanka Badda Turkiga ay sii wadaan howlaha ilaalinta iyo galbinta markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey iyo maraakiibta taageera…
1 daqiiqo Sheeko:War 237 Murashax oo Gudbay Imtixaanka Qareennimada 2026 Muqdisho, 21 Luulyo 2026 – Guddiga Imtixaanka Qareennada ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay natiijada kama dambaysta ah ee Imtixaanka Qareennimada 2026, kaas oo la qabtay 2-dii Luulyo. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:War Dab xooggan oo ka kacay suuqa bakaaraha iyo faahfaahinno ka soo baxaya Dab xooggan ayaa ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, gaar ahaan qeybta Cabdalle Shideeye, iyadoo dabkaasi uu si degdeg ah ugu fiday xarumo iyo qeybo kala duwan oo ka tirsan suuqa.
2 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada Kenya oo Burburiyay Afar Qarax oo Waddooyinka lagu Aasay Gobolka Lamu Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa sheegay inay burburiyeen afar walxood oo qarxa (IED-yo) oo lagu aasay waddooyin muhiim ah oo ku yaalla gobolka Lamu, kuwaas oo la rumeysan yahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Habeenkii Sagaalaad oo Xiriir ah Weerarro Ka Fuliyay Gudaha Iiraan Ciidamada Mareykanka ayaa habeenkii sagaalaad oo xiriir ah qaaday weerarro dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday bartilmaameedyo milatari oo ku yaalla gudaha Iiraan, sida uu shaaciyay Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka (CENTCOM).
2 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiye Aadan Madoobe oo Daah-furay Mashruuca “Bulsho” ee Horumarinta Degmooyinka Koonfur Galbeed Baydhabo, Soomaaliya – hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho, oo ah barnaamij loogu talagalay xoojinta dowladaha hoose, horumarinta…