1 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda UKMTO oo Xaqiijisay in Markab Laga Afduubtay Gacanka Cadmeed loo soo Jiheeyay Biyaha Soomaaliya Hay’adda Badbaadada Ganacsiga Baddaha ee Boqortooyada Midowday (UKMTO) ayaa xaqiijisay in markab ganacsi oo dhowaan lagu afduubtay biyaha Guba Khaliijka Cadmeed loo leexiyay dhanka biyaha dalka Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhulgariir Xooggan oo Ku Dhuftay Gobolka Khuzestan ee Dalka Iiraan Dhulgariir xooggan oo cabirkiisa lagu qiyaasay 5.0 magnitude ayaa maanta ku dhuftay deegaanka Saland ee gobolka Khuzestan, oo ku yaalla koonfur-galbeed ee dalka Iiraan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo habeenkii siddeedaad oo xiriir ah duqeymo ka wada Iiraan Dagaalka u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo ciidamada Mareykanku ay habeenkii siddeedaad oo xiriir ah duqeymo cusub ka fuliyeen gudaha Iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Shaaciyay tirada askarta kaga dhimatay duqeymihii ugu dambeeyay ee ay Iiraan is waydaarsadeen Xiisadda u dhaxaysa Mareykanka iyo Iiraan ayaa sii xoogeysatay, waxayna hadda laba dhinac is waydaarsanayaan weerarro iyo duqeymo xooggan.
1 daqiiqo Sheeko:War 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨-𝐚𝐛𝐮𝐮𝐫𝐤𝐚 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta xirfadaha iyo shaqo-abuurka. Gogol-xaadhka hawsha guddigan, oo muddo sanad ka badan ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Baaq Nabadeed ka Soo Saartay Xiisadda Gobolka Shabeellaha Hoose Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay baaq nabadeed oo ku aaddan xiisadaha ka taagan deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ka digtay falalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Libaan Axmed Xasan “Galmudug Waxay Mudan Tahay Hoggaan Mideeya Bulshada” Libaan Axmed Xasan ayaa shacabka reer Dhuusamareeb uga mahadceliyay soo dhaweyntii ballaarneyd ee loogu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur, isagoo sheegay in soo dhoweyntaasi ay ka tarjumeyso kalsoonida iyo rajada…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la Kulmay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya, Colonel Andy Seddon, iyagoo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca,…
2 daqiiqo Sheeko:War Burcad-badeed Soomaali ah lagu eedeeyay inay afduubteen markab shidaal oo marayay xeebaha Yemen Wararka ka imanaya Gacanka Cadmeed ayaa sheegaya in markab shidaal oo lagu magacaabo Asana laga qafaashay meel u dhow xeebaha gobolka Xadramowt ee dalka Yemen, iyadoo maamulka ilaalada xeebaha Yemen uu ku eedeeyay burcad-badeed Soomaali ah inay ka dambeeyeen weerarka.
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka tirsanaa maamulka waqooyi bari oo u goosatay Somaliland Xildhibaan Fihiima Yuusuf Cabdullaahi Quuje, oo ka tirsan maamulka Waqooyi-bari, ayaa ku dhawaaqday inay iska casishay xilkii iyo xubinnimadii ay ka haysay Baarlamaanka maamulkaasi. Fihiima ayaa sidoo kale shaacisay inay…