2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamad ku taalla Suudaan oo dil ku xukuntay Hoggaamiyaha RSF, Maxamed Xamdaan Dagalo Maxkamad ku taalla magaalada Port Sudan ayaa xukun dil ah ku ridday hoggaamiyaha ciidamada RSF, Maxamed Xamdaan Dagalo (Hemedti), kadib markii lagu helay dambiyo culus oo ay ka mid yihiin dambiyada dagaalka, dambiyada ka dhanka ah bani’aadamnimada iyo xasuuq .
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo canshuur ku soo rogaya maraakiibta aadegsanaya marin-biyoodka Hormuz Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu soo rogi doono canshuur dhan 20% maraakiibta xamuulka ee mara Marin-biyoodka Hormuz, isagoo sheegay in Mareykanku dib u bilaabayo go’doominta maraakiibta Iiraan isla markaana uu noqonayo ilaaliyaha marin-biyoodkaas muhiimka ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Fursad Cusub: Kalluumeysiga Soomaaliya oo Gaaraya Suuqa Shiinaha Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xasan Aadan, iyo Safiirka Dowladda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu, ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Ururrada Bulshada Rayidka oo Ka Digay Saamaynta Xirnaanshaha Dekedda iyo Suuqyada Boosaaso Boosaaso – Ururka dalladda bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa walaac xooggan ka muujiyay xirnaanshaha muddo dheer socday ee suuqyada iyo howlaha ganacsi ee magaalada Boosaaso, iyagoo ka digay…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Pakistan oo ku Heshiiyay inay Xoojiyaan Iskaashiga Waxbarashada Loo Dhan Yahay Dawladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa ku heshiiyay inay xoojiyaan iskaashigooda dhanka waxbarashada loo dhan yahay, iyadoo labada dhinac ay ballanqaadeen inay ballaarin doonaan fursadaha waxbarasho ee gabdhaha iyo dadka baahiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Mareykanka oo Weerar ku Qaaday Xarun Dayactirka Maraakiibta iyo Gujisyada Iiraan Ciidamada Mareykanka ayaa weerar loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn ku qaaday xarun lagu dayactiro gujisyada iyo maraakiibta dagaalka ee dalka Iiraan, sida uu shaaciyay Taliska Dhexe ee Ciidamada Mareykanka (CENTCOM).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen oo weerarey Garoonka Caalamiga ah ee Abha ee Sacuudiga Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay qaaday weerar militari oo lagu beegsaday Garoonka Caalamiga ah ee Abha ee koonfurta Sacuudi Carabiya, iyagoo sheegay inay adeegsadeen gantaallo nooca ballistic-ga ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones).
1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Yemen oo Xirtay Dhammaan Garoomadeeda Diyaaradaha Hay’adda Duulista Hawada ee Yemen ayaa soo saartay wareegto lagu amrayo in la xiro dhammaan garoomada diyaaradaha ee dalka, iyadoo hakad la geliyay dhammaan duulimaadyadii ilaa ogeysiis dambe laga soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sida Hamad bin Khalifa Al Thani uu dalkiisa Qatar uga dhigay awood Dhaqaale oo xoog leh Amiirkii hore ee Qatar, Sheekh Xamad Bin Khaliifa Aala Thaani, ayaa geeriyooday isagoo 74 jir ah, isagoo ka tegay dhaxal dhaqaale iyo horumar ballaaran oo si weyn u beddelay mustaqbalka dalka Qatar.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo Sheegatay inay gebi ahaanba burburisay nidaamka difaaca cirka ee saldhigyada Mareykanku ku leeyahay Baxreyn iyo Kuweyd Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan ayaa ku dhawaaqay inay gebi ahaanba burburiyeen nidaamyada difaaca Patriot iyo bakhaarro shidaal ee ku yaalla saldhigyo Mareykanka ee dalalka Kuwait iyo Baxrayn.