1 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay golihiisa wasiirrada Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magacaabay Golihiisa cusub ee wasiirrada oo ka kooban wasiirro, ku xegeenno, iyo wasiir dowleyaal.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maqnaanshaha Hoggaamiyaha Cusub ee Iiraan oo Dhaliyay hadal-heyn iyo Su’aalo Badan Maqnaanshaha hoggaamiyaha cusub ee Iiraan, Mojtaba Khamenei, ayaa sii kordhiyay hadal-haynta gudaha iyo dibadda dalkaas, iyadoo weli aan si rasmi ah loo arkin ama aan laga maqal wax cod ah tan iyo markii loo magacaabay xilka hoggaamiyaha sare bishii Maarso.
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Gaashaandhigga oo Baaritaan ku Bilowday Askar Ku Xadgudbay Calanka Mareykanka MUQDISHO, Soomaaliya — Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga gashay muuqaal dhowaan ku baahay baraha bulshada, kaasi oo muujinayay shakhsiyaad ku labisan dareeska Ciidanka Xoogga Dalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Midowga Afrika oo ku baaqay in howlgalka AUSSOM lagu maalgeliyo dhaqaale ay xubnuhu ay bixiyaan Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa ku baaqay in la dardargeliyo maalgelinta gudaha ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, kadib markii Mareykanku uu ku dhawaaqay inuu joojinayo taageeradii saadka ee uu siin jiray howlgalka.
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay inay Sii Wadi Doonto Wadahadallada Doorashooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tacab iyo dadaal badan gelisay sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho qof iyo cod ah, iyadoo arrintaas kala tashatay daneeyeyaasha kala duwan ee siyaasadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Hoos u dhac ku yimid Qaadka Kenya u dhoofiso Soomaaliya, iyadoo uu sii xoogeysanayo tartanka Itoobiya Dhoofinta qaadka Kenya ee loo suuq geeyo Soomaaliya ayaa hoos u dhacday saddexdii bilood ee ugu dambeysay, iyadoo uu sii xoogeysanayo tartanka uga imaanaya qaadka Itoobiya oo si isa soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Wajiga 2-aad ee Wada-hadallada Doorashooyinka oo Maanta ka Furmay magaalada Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah maalinkii labaad uga socda Wada-hadallada la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka, iyadoo ay ka qeyb galayaan guddiyo iyo dhinacyo kala duwan oo siyaasadeed. Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:War FƁI oo $150,000 Dul Dhigtay Xogta lagu Soo Qaban karo Fahad Mohamed Nur Hay’adda Baarista Federaalka Mareykanka ee FBI ayaa soo saartay ogeysiis raad-raac ah oo ku saabsan Fahad Mohamed Nur, oo ah Soomaali American iyadoo sheegtay inuu wajahayo eedeymo la xiriira khiyaano…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Bariga Dhexe oo dib u qarxay iyo Iiraan oo beegsatay saldhigyo ku yaalla Baxrayn iyo Kuweyt Ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay weerarro ku beegsadeen xarumo militari iyo kaabayaal muhiim ah oo ku yaalla dalalka Kuwait iyo Bahrain, kuwaas oo ay ku jiraan saldhigyada Arifjan iyo Ali Al Salem ee Kuwait, iyo saldhigyada Juffair iyo Sheikh Isa ee Bahrain.
1 daqiiqo Sheeko:War Trump: “ma doonayo inaan la macaamilo Iiraan, waa dad xanuunsan” Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuusan doonayn inuu la macaamilo dowladda Iran ama mas’uuliyiinteeda, isagoo ku tilmaamay Iiraaniyiinta inay yihiin dad xanuunsan. Trump oo ka hadlayay shirka NATO ee…