1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Ka Hor Timid Hirgelinta WhatsApp Usernames Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliyeed (NCA) ayaa si rasmi ah uga codsatay shirkadda Meta Platforms inay hakiso hirgelinta adeegga cusub ee “WhatsApp Usernames” gudaha Soomaaliya, iyadoo walaac laga muujiyay saameynta amni…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka NATO oo wajahaysa kala qaybsanaan, xilli Shir lagu gorfeynayo mustaqbalka isbahaysigani uu ka furmayo Ankara Hoggaamiyeyaasha 32-ka dal ee xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO ayaa toddobaadkan ku kulmaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo shirka uu diiradda saarayo kordhinta kharashaadka difaaca, xoojinta warshadaha hubka ee Yurub iyo sii wadidda taageerada milatari ee Ukraine.
1 daqiiqo Sheeko:War Midowga Yurub oo Magacaabay Agaasime Cusub oo Afrika u Qaabilsan Midowga Yurub ayaa si rasmi ah u magacaabay Francesca Di Mauro inay noqoto Agaasimaha cusub ee Afrika u qaabilsan Hay’adda Arrimaha Dibadda Midowga Yurub (EEAS). Francesca Di Mauro ayaa qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka oo weerarro culus ku qaaday Kyiv, dab iyo burbur ka dhashay Dab iyo burbur ayaa laga soo sheegay caasimadda Ukraine ee Kyiv, kaddib markii waaberigii maanta ay la kulantay weerarro xooggan oo ay ciidamada Ruushku ku qaadeen gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Cusub Iiraan oo aan ka soo muuqan janaasada aabihiis, xilli Saddex ka mid ah wiilaalihiis ay ka qeyb-galeen Saddex ka mid ah wiilasha hoggaamiyihii hore ee Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei, ayaa ka qeyb galay salaadda janaasada aabbahood oo lagu tukaday magaalada Tehraan, hase yeeshee wiilkiisa Mojtaba Khamenei oo loo magacaabay hoggaamiyaha ugu sarreeya ee dalka ayaan ka soo muuqan munaasabadda.
1 daqiiqo Sheeko:War Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Bari oo Guddi u Saaray Baaritaanka Dhacdadii Adhicaddeeye Hoggaamiyaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali, ayaa magacaabay guddi loo xilsaaray baaritaanka iyo xal u helidda dhacdadii ka dhacday deegaanka Adhicaddeeye, halkaas oo dhowaan lagu laayay dad Rayid ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo Sagootisay Safiirkii Midowga Yurub Wasiirka Wasaaradda Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, taas oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Fannaankii caanka ahaa Cabdullaahi Boqol oo ku geeriyooday Muqdisho Alle ha u naxariistee, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday fannaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdullaahi Maxamuud Cabdulle, oo bulshada Soomaaliyeed ay si weyn ugu taqaanay magaca Cabdullaahi Boqol. Marxuumka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Malaayiin Qof oo Ka Qayb Galaya Aaska Cali Khamenei, xilli Xiisadda Gobolka ay Weli Taagantahay Magaalada Tehraan ayaa maanta martigelinaysa maalintii labaad ee munaasabadda tacsida Hoggaamiyihii Sare ee Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei, iyadoo malaayiin qof ay isugu soo baxeen caasimadda si ay uga qayb-galaan aaska iyo ducada loo samaynayo.
1 daqiiqo Sheeko:War Hargeysa: Fanaan Khalid Kaamil oo loo Xiray Hees uu u Qaaday Magaalada Quddus Fanaanka caanka ah ee da’da yar ee Soomaaliyeed, Khalid Kaamil, ayaa la sheegay inuu lix maalmood ku xiran yahay xabsiga Mandheera, ee magaalada Hargeysa kadib eedeyn la xiriirta heeso uu…