Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Midowga Afrika, Danjire Selma Malika Haddadi, ayaa shaacisay inay kulan la qaadatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ku hadlaysay magaca Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika,…