2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Malaayiin Qof oo Ka Qayb Galaya Aaska Cali Khamenei, xilli Xiisadda Gobolka ay Weli Taagantahay Magaalada Tehraan ayaa maanta martigelinaysa maalintii labaad ee munaasabadda tacsida Hoggaamiyihii Sare ee Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei, iyadoo malaayiin qof ay isugu soo baxeen caasimadda si ay uga qayb-galaan aaska iyo ducada loo samaynayo.
1 daqiiqo Sheeko:War Hargeysa: Fanaan Khalid Kaamil oo loo Xiray Hees uu u Qaaday Magaalada Quddus Fanaanka caanka ah ee da’da yar ee Soomaaliyeed, Khalid Kaamil, ayaa la sheegay inuu lix maalmood ku xiran yahay xabsiga Mandheera, ee magaalada Hargeysa kadib eedeyn la xiriirta heeso uu…
2 daqiiqo Sheeko:War DFS oo si adag uga jawaabtay warbixin ay International Crisis Group ka soo saartay Al-Shabaab Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabtay warbixin ay soo saartay hay’adda caalamiga ah ee International Crisis Group, taas oo lagu sheegay in kooxda Al-Shabaab ay sanadkii 2025 sameysay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xuutiyiinta Yemen oo ku Hanjabay inay beegsan doonaan Garoomada diyaaradaha Sacuudiga Xiisadda u dhexeysa Xuutiyiinta Yemen iyo Sacuudiga ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii Xuutiyiintu ku hanjabeen inay beegsan doonaan garoomada diyaaradaha iyo kaabeyaasha muhiimka ah ee dalkaas.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Imaam Maxamed Yuusuf Cali Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed geerida Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali…
1 daqiiqo Sheeko:War Sawirro Muujinaya Duuliyayaal Soomaaliyeed oo Tababar ka Helaya Bakistaan oo la Faafiyay Muqdisho – Sawirro si weyn ugu faafaya baraha bulshada ayaa la sheegay inay muujinayaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Cirka ee dalka Bakistaan (PAF) oo tababar siinaya duuliyayaal Soomaaliyeed gudaha magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:War Naadiya Maxamed oo si Heer Sare ah loogu soo Dhoweeyay Magaalada Muqdisho Muqdisho – Naadiya Maxamed, Duqa Magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho, ka dib safar ay…
1 daqiiqo Sheeko:War MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABILAY WAFDI KA SOCDA DOWLADDA TALYAANIGA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Talyaaniga, kaasi oo uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo aas Qaran u samaynaysa hoggaamiyeheedii la diley 4 bilood ka hor Dowladda Iran ayaa maanta si rasmi ah u billaabaysa munaasabadda aaska hoggaamiyihii hore ee dalkaasi Ali Khamenei, iyadoo madax, diblomaasiyiin iyo wufuud ka kala socota dalal badan ay ku wajahan yihiin magaalada Tehran si ay uga qeybgalaan munaasabadda.
2 daqiiqo Sheeko:War In Ka Badan 300 Oo Sharciyaqaan Oo Sannadkan 2026 U Fariistay Imtixaanka Qareennimo MUQDISHO, Soomaaliya (Goobjoog News) – Imtixaanka qareennimada qaranka ee sannadka 2026-ka ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo ay u fariisteen in ka baxan 300 oo qof oo…