1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Howlgallo Ka Billabay Duleedka Baydhabo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa la sheegay inay bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo ciidan iyo howlgallo ka socda duleedka Baydhabo, kuwaas oo lagu beegsanayo ciidamo hubeysan oo taabacsan…
1 daqiiqo Sheeko:War Hoos u dhaca qiimaha shidaalka dunida, xilli Soomaaliya uu ka joogo qiimo sare 17 bishan aynu ku guda jiro ee Juun, dawladaha Mareykanka iyo Iiraan ayaa saxiixay xabad joojin, waxaa si ku meel gaar ah dib loogu furay Marinka Hormus, waxaana hios u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay ka dhiganyihiin weerarrada Cusub ee ay is dhaafsanayaan Mareykanka iyo Iiraan xilli dhowaan Heshiis la gaaray ? Mareykanka ayaa weerarro cirka ah ku qaaday bartilmaameedyo militari oo ku yaalla Iiraan, taasoo dhalisay dood xooggan oo ku saabsan in Madaxweyne Donald Trump uu jabiyay sharciga awoodaha dagaalka ee Mareykanka iyo heshiiskii dhowaan la gaaray.
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Dhallinyaro Caan ka ah Baraha Bulshada Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa warbaahinta u soo bandhigay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, kuwaas oo lagu eedeeyay inay faafinayeen waxyaabo lagu tilmaamay dhaqan-xumo iyo fariimo aan ku habboonayn bulshada.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo weerar gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn isugu jira ku qaaday saldhigyo Mareykan ah Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan (IRGC) ayaa sheegay inay fuliyeen hawlgal wadajir ah oo loo adeegsaday gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones), kaas oo lagu bartilmaameedsaday goobo militari oo Mareykanku ku leeyahay gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:War Labo Qof oo ku Dhaawacmay Qarax ka Dhacay Magaalada Jowhar Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo maanta ka dhacay Kontoroolka Koofureed ee magaalada Jowhar, xarunta Dowlad Goboleedka HirShabeelle. Sida ay sheegeen ilo deegaanka ah, qaraxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Sidee Kenya looga soo musaafuriyay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Soomaaliya? Warbaahinta Kenya ayaa baahisay in Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, laga celiyay Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenya, isla markaana dib loogu celiyay Muqdisho, kaddib markii…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda oo ka digtay khataraha xilliga bad-xiranka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay uga digeyso ganacsatada, kalluumeysatada, milkiilayaasha gaadiidka badda iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed khataraha ka dhalan kara xilliga…
2 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo ka Mamnuucday Mas’uuliyiinta iyo Ciidamada Federaalka ah Deegaannadeeda Maamulka Puntland ayaa soo saaray war-saxaafadeed cusub oo ay ku shaacisay tallaabooyin amni iyo siyaasadeed oo adag, kuwaas oo ay ku jiraan mamnuucid lagu soo rogay mas’uuliyiinta ciidamada iyo siyaasiyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Amar ku Bixiyey in Baaritaan Degdeg ah lagu Sameeyo Shirkadaha Shidaalka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyey in baaritaan rasmi ah oo degdeg ah lagu sameeyo shirkadaha waaweyn ee shidaalka, isagoo ku eedeeyey inay diideen inay hoos u dhigaan qiimaha batroolka ee laga iibsado kaalimaha, xilli uu hoos u dhac weyn ku yimid qiimaha shidaalka cayriin ee caalamka.