1 daqiiqo Sheeko:War Cabdullahi Tootoole “Guri Walba Oo Cadaado Ku Yaala Laba Ama Sedex Qof Oo Xanuunsan Ayaa Laga Helayaa”
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Qalabka Covid-19 Ee Loogu Iibinayo Suuqyada Muqdisho Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Qalabka Covid-19 Ee Loogu Iibinayo Suuqyada Muqdisho,iyagoo Dowladdu ugu baaqay in ay wax ka qabato arinkan.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah oo Maanta Laga Diiwaan Geliyay Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 27-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Siyaasi Cabdi Cabdulle Jini Boqor Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid siyaasiga Cabdi Cabdulle Jini Boqor oo saakay ku geeriyooday magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar. Deni ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururrada SJS, SOMA iyo SIMHA oo Ka Walwalsan Adeegsiga Sharci Darrada ah ee Telefoonka Wariye Abuuja Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS), Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA) iyo Dalladda Xarumaha Warbaahinta ee SIMHA waxay si weyn uga walwalsan yihiin isticmaalka telefoonka gaarka ah ee tifaftiraha Idaacadda Hiigsi, Maxamed Cabduwahaab…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Dowladnimo ee Ka Dhalan Karta Musuqmaasuqa Doorashada 2020/2021 Dr Maxamuud Maxamed Culusoow oo soo saaray qaoraal dheer ayaa waxa uu uga hadlay musuqa ka dhalan kara doorashada dalka ku soo wajahan ee sanadka 20201 la filay inay qabsoomto…
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho Oo Aragti Dhiibtay Khilaafka Madaxda Puntland Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho oo aragti dhiibtay Khilaafka Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cusmaan Karaash