1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar: Waan Guuleysannay! Xildhibaanka Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa axaddii heshay taageerada DFL si uga qeyb gasho Doorashada Horudhaca ah ee August 11 ee kursiga xisbiga dimoqoraadiga ee Congress-ka ku leeyhiin Minneapolis. Marwo Ilhaan Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:War Sheekh Cali Dheere “Coronavirus Halis Ayuu Ku Yahay Dalkeena Waa In Aan Muujinaa Difaac Adag”
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh: Qoomkii Isquursadaa, Qoom Kale Ayuu Qoryaha u Guraa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka la wadaagay hambalyada munaasabadda ciidul fidriga ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo uu sheegay in la qaldan yihiin siyasadda. Mudane Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Itoobiya oo Laga Ciiday, Carabta iyo Dunida kale waa Goorma? Soomaaliya iyo Mauritania ayaa ah labada dal ee carabta ah ee maanta ciiday halka Itoobiya ay ku jirto dalalka Muslimka ah ee fara ku tiriska ah ee ciiday. Waxaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday In Maalinta Bari Aysan Ciid Aheyn Dowladda Soomaaliya ayaa caawa ku dhowaaqday in maalinimada barito ay tahay maalinta ugu dambayso bisha Ramadaan lana ciidi doono maalinimada Axadda ay tahay 1-da Shawaal oo ku aadan 24-5-2020-ka. War…
1 daqiiqo Sheeko:War Milkiilaha Amiin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen Aasaasaha shirkadda si lacagta la’aanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen. Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb oo Digniin u Diray Diyaaradaha aan Ku Soo Wargelin imaatinkooda Cabdulaahi Xasan Nuur oo ah maareeyaha garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu digniin u diray diyaaradaha iska yimaada caasimadda Galmudug ee aan imaatinkooda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Eng Axmed Macallin: Goob aan Amni Ahayn Doorasho Qof iyo Cod Ah Kama Dhici Karto Aqoonyahan Axmed Macallin Cali oo ka mid aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaanada Koonfureed islamarkaana Goobjoog ugu warrmaya qadka Skyp-ka ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay in…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Geelle: Dowladdu Waxay Caayeysaa Garaadka Dadkeenna. 3 jeer ayaa Dib Loo Dhigay Dacwadda Baddeenna ay Kenya Nagu Haysato. Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Amb Daahir Maxamuud Geelle oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay qaddiyadda badda ee markii saddexaad dib loo dhigay ayaa carabka ku dhuftay…