1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh oo Coronavirus ugu Geeriyooday Soomaaliland Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland ayaa sheegtay in saacadihii la soo dhaafay deegaannadooda ay xanuunka Coronavirus ugu geeriyoodeen 2 ruux oo la xanuunsanayay fayraskan, waxaana sidoo kale maanta kiisas cusub oo COVID-19…
1 daqiiqo Sheeko:War Sheekh Cabdirashiid “Waan In La Joojiyaa Isku Imaatinka Goobaha Dadweynaha” Sheekh Cabdirashiid Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in la Joojiyaa isku imaatinka goobaha dadweynaha si loogu hortago caabuqa Cornavirous
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ilhaan Cumar “ Waan Guuleysannay ” Xildhibaanka Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa axaddii heshay taageerada Democratic–Farmer–Labor Party (DFL) si uga qeyb gasho Doorashada Horudhaca ah ee August 11 ee kursiga xisbiga dimoqoraadiga ee Congress-ka ku leeyhiin Minneapolis. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Ku Dhawaaqday Xilliga La Qaadi Doono Imtixaanka Shahaadiga Ah Dowlad goboleedka Jubbland ayaa shaaca ka qaadday xilliga rasmiga ah ee la qaadi doono imtixaanka fasalka 8-aad iyo kan dugsiga sare ee deegaannada maamulkaasi. Warqad ka soo baxday wasaaradda waxbarashada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka QM oo War Ka Soo Saartay Saameynta COVI-19 uu Ku Yeeshay Dhaqaalaha Afrika Saameeynta COVID-19 ee Afrika oo ay dalalka qaaradda si dhaqso leh kaga jawaabeen dhibaatada Cudurkaan ayaa waxaa haatan lagu soo waramayaa in uu jiro hoos u dhac ku yimid tirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Diiwaan Gelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Iyada oo lagu guda jiro maalmihii ciidda ayaa xukuumadda Soomaaliland waxa ay shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Puntland oo Coronavirus u Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho caabuqa Coronavirus ugu geeriyooday wasiirkii Deegaanka iyo Beeraha Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid waxaana geeriddiisa ka tacsiyadeeyay masuuliyiinta ugu sareysa ee maamulkaasi. Wasiirka ayaa dhowaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo DF Ku eedeeyay inay Colaad Ka Hurineyso Soomaaliland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo la hadlay BBC-da ayaa waxa uu soo hadal qaaday wadahadallada dowladda dhexe iyo maamulka Soomaaliland waxa uuna tilmaamay in waddada haatan ay…