2 daqiiqo Sheeko:War Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo si wadajir ah uga hadlay rabashadihii ka dhacay Muqdisho Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo iyo Sharif Sheikh Ahmed, ayaa shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen kaga hadlay weerarkii lagu qaaday hoyga Sheekh Shariif iyo xaaladda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waa kuma janaraalka reer Lubnaan ee ay Israa’iil khaarajisay, maxayse ka dhigan tahay dhimashadiisa muranka badan dhalisay? Wararka ugu dambeeyay ee ka imaanaya dalka Lubnaan ayaa sheegaya in duqeyn ay Israa’iil ka geysatay koonfurta Lubnaan lagu dilay Janaraal Wissam Sabra oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Lubnaan, iyo laba askari oo kale.
2 daqiiqo Sheeko:War Turkiga oo Dadaallo Siyaasadeed Ka Wada Muqdisho Muqdisho, Soomaaliya – Dawladda Turkiga ayaa sare u qaadday dadaallada ay ku doonayso inay ku qaboojiso xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, xilli warar isa soo taraya ay sheegayaan in…
2 daqiiqo Sheeko:War UNHCR iyo NRC: 12,500 Qoys Oo Ka Barakacay Dagaalladii Muqdisho Muqdisho – Warbixin ay si wadajir ah u soo saareen hay’adaha gargaarka ee ka shaqeeya arrimaha ilaalinta shacabka ayaa lagu sheegay in dagaalladii ka dhacay Muqdisho 3-dii Juun 2026 ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Federaalka oo Sheegtay in la Soo Afjaray Hawlgal 48 Saacadood Ka Socday Muqdisho Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ay soo gabagabeeyeen hawlgal socday muddo 48 saacadood ah, kaas oo sida ay dowladda ku warrantay looga hortagayay maleeshiyaad…
2 daqiiqo Sheeko:War Beesha Caalamka oo Ku Baaqday Wada-hadal in Lagu Xalliyo Xiisadaha Muqdisho Wakiillo ka socda dalal iyo hay’ado caalami ah ayaa mar kale ku celiyay baaq ay hore u soo saareen oo ku saabsan xaaladda amni iyo siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho, iyadoo laba wakiil oo cusubi ay ku biireen bayaankaasi.
1 daqiiqo Sheeko:War Ingiriiska oo Ka Hadlay Dagaallada Muqdisho, Baaqna U Diray Dhinacyada Is Haya MUQDISHO – Dowladda Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa walaac weyn ka muujisay wararka ku saabsan rabshadaha iyo dagaallada ka dhacay magaalada Muqdisho habeenkii xalay. Qoraal ay baahisay safaaradda UK ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo Digniin Culus Ka Soo Saaray Rabshadaha Muqdisho MUQDISHO – Dowladda Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujisay rabshadaha iyo dagaallada ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo sheegtay in xaaladda sii xumaaneysa ay khatar ku tahay amniga, midnimada iyo mustaqbalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo UNDP oo Daahfuray Nidaam Qaran oo looga Hortagayo Masiibooyinka Cimilada MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iskaashi la sameysay hay’addq UNDP iyo Green Climate Fund si loo daahfuro nidaamka cusub ee digniinta hore ee masiibooyinka dabiiciga ah. Mashruucan oo qayb…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamadda Sare ee Kenya oo Dowladda ku Amartay inay Shaaciso Faahfaahinta Xarun Karantiil oo Ebola ah Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa dowladda ku amartay inay si rasmi ah u shaaciso faahfaahinta mashruuc muran badan dhaliyay oo lagu dhisayo xarun karantiil iyo daaweyn Ebola ah, taas oo la sheegay inay taageerayso dowladda Mareykanka.