2 daqiiqo Sheeko:War Musharaxa hoggaamiyaha Galmudug Liibaan oo Xalliyay Xiisaddii Doorashada Koonfur Galbeed Xiisaddii siyaasadeed ee ka dhalatay hannaanka doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa u muuqata mid si weyn loo dejiyay, kaddib dadaallo wadahadal iyo isu soo dhawaansho ah oo ay hormuud ka…
1 daqiiqo Sheeko:War DEG-DEG: Turkiga Oo Safiir Cusub U Soo Magacaabay Soomaaliya Dowladda Turkey ayaa si rasmi ah u beddeshay safiirkeedii u joogay Somalia, kadib wareegto uu soo saaray Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan. Wareegtada ayaa lagu magacaabay Ferhat Alkan…
2 daqiiqo Sheeko:War MUXUU KA DHIGAN YAHAY KULANKA MUCAARADKA IYO BEESHA CAALAMKA? MUQDISHO (Goobjoog News) – Xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee u dnexeeya Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha mucaaradka, ayay saaxiibada caalamku bilaabeen faragelin diblomaasiyadeed oo toos ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xi Jinping iyo Kim Jong Un oo Ballan-qaaday Xoojinta Xiriirka Shiinaha iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Pyongyang, iyagoo ku heshiiyey in la sii xoojiyo xiriirka istiraatiijiga ah iyo iskaashiga labada dal.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump: Heshiiska aan Iiraan la geli doonaahi wuxuu ka fiicnaan doonaa kii Obama Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu maalmo gudahood fikrad cad ka heli karo heshiiska suurtagalka ah ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iran.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Netanyahu uga Digay Weerarro Cusub oo ka Dhan ah Iiraan Mareykanka ayaa sare u qaaday dadaallada lagu doonayo in lagu dejiyo xiisadda Bariga Dhexe, kaddib markii Madaxweyne Donald Trump uu digniin culus u diray Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, isaga oo uga digay inuu dib u bilaabo dagaal ka dhan ah Iiraan.
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda iyo WFP oo Soo Bandhigay Daraasad Ku Saabsan Nafaqo-darrada Soomaaliya Muqdisho: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay daraasad lagu magacaabo “Daboolidda Farqiga Nafaqada ee Soomaaliya”, taas oo lagu qiimeeyay heerarka nafaqo-darrada,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Netanyahu oo Aqbalay Codsi uga Yimid Trump oo ku Saabsanaa Inuusan Ka Aargoosan Weerarkii Iiraan Warbaahinta Israa’iil ayaa sheegtay in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, uu aqbalay codsi uga yimid Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ahaa in Israa’iil aysan si degdeg ah uga jawaabin weerarkii gantaallada ee ay Iiraan ku qaaday waqooyiga Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:War Isku-duubni Siyaasadeed: Beelaha Sacad iyo Cayr oo si Wadajir ah u Taageeray Musharaxa Madaxweynaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan Kulan ballaaran oo si weyn loogu taageerayay Musharax Madaxweynaha Galmudug, Liiban Axmed Xasan, ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ay isugu yimaadeen Salaadinta, odayaasha dhaqanka, waxgaradka iyo dhalinyarada ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Kenya ayaa amartay in shaqaalaha guryaha ay tahay in la siiyo ugu yaraan $140 bishii Xeerarka cusub ee mushaharka ugu yar ee shaqaalaha guryaha ee Kenya ayaa kordhiyey mushaharkooda kana dhigay ugu yaraan 18,047 shilinka Kenya ah, una dhiganta ilaa 140 doolarka Maraykanka ah. Loo-shaqeeyayaasha…