2 daqiiqo Sheeko:War Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada ee maanta? Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay Imtixaanka Qaranka Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee Sanad-Dugsiyeedka 2025-2026, xaaladda amniga, dhaqaale iyo bulsho ee…
3 daqiiqo Sheeko:War Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku Jira 173 Magangalyo-doon ah oo Laga Daadgureeyey Libya oo Gaaray Rwanda MUQDISHO, Soomaaliya — Koox ka kooban 173 qof oo magangalyo-doon nugul ah, kuwaas oo ay ku jiraan muwaadiniin Soomaaliyeed, ayaa si nabadgalyo ah uga degay caasimadda dalka Rwanda ee Kigali,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaraxyo iyo Rasaas Xooggan oo Laga Maqlay Garoonka Diyaaradaha ee Caasimadda Niger Qaraxyo iyo rasaas culus oo socotay in ka badan hal saac ayaa aroornimadii Khamiista laga maqlay agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Niamey, caasimadda dalka Niger, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hindiya oo Si KMG ah u Xannibtay Telegram Kadib Fadeexad La Xiriirta Imtixaanka ardayda Caafimaadka Dowladda Hindiya ayaa si ku-meel-gaar ah u xannibtay adeegga fariimaha ee Telegram, kadib markii lagu eedeeyay in madashan in loo adeegsaday khiyaano iyo musuqmaasuq la xiriira imtixaanka qaran ee gelitaanka kulliyadaha caafimaadka (NEET)
2 daqiiqo Sheeko:War AUSSOM iyo UNMAS oo xoojinaya iskaashiga la dagaallanka walxaha qarxa ee Soomaaliya Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Sam Kavuma, ayaa shalay magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan la dagaallanka miinooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:War Wefdi uu hoggaaminayo Taliye-ku-xigeenka Sirdoonka Turkiga oo maanta lagu wadaa inuu soo gaaro Muqdisho Muqdisho – Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu wadaa inuu soo gaaro wefdi heer sare ah oo ka socda Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga, kaas…
3 daqiiqo Sheeko:War Kenya Oo Ka Hor-timid Xayiraad Dhanka Socdaalka Ah Oo Israa’iil Ku Soo Rogtay Dalal Ku Yaalla Bariga Afrika Nairobi , Kenya— Dowladda Kenya ayaa si adag uga hortimid go’aan ay dowladda Israa’iil ku soo rogtay xayiraad dhanka socdaalka ah oo saameynaysa muwaadiniinta dalkaas iyo afar waddan oo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sidee dunida uga falcelisay Heshiiska Nabadeed ee Maraykanka iyo Iiraan ? Dunida ayaa si weyn u soo dhaweysay heshiiskii ay gaareen Maraykanka iyo Iiraan ee lagu soo afjarayo colaaddii u dhexeysay labada dhinac, taas oo sidoo kale la xiriirtay weerarrada Israa’iil ee Iiraan iyo Lubnaan.
2 daqiiqo Sheeko:War DFS oo Magacowday Taliyaha Qaybta 54-aad iyo Puntland oo Si Adag uga Soo Horjeedda Xog ay heshay Goobjoog ayaa muujinaysa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Jimcaale Jaamac Takar u magacowday Taliyaha Qaybta 54-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo xarunteedu tahay magaalada Garoowe. Magacaabistan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wax ka Ogaw Qodobada Ku Jira Is-afgaradka Mareykanka iyo Iiraan Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa soo xigatay sarkaal sare oo Iiraani ah, kaas oo sheegay in nuqulka ugu dambeeya ee heshiis is-afgarad ah oo ay ka wada xaajoonayaan Mareykanka iyo Iiraan uu ka kooban yahay qodobbo dhowr ah oo la xiriira arrimaha nukliyeerka, cunaqabataymaha iyo amniga marin-biyoodka gobolka.