2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo faahfaahin ka bixiyay howlgal badbaadin ah oo ciidamadiisu ay ka fuliyeen gudaha Iiraan Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan hawlgallo militari oo uu sheegay in ay ka dhaceen gudaha dalka Iiraan, isagoo tilmaamay in ciidamada Maraykanku ay ku guuleysteen laba hawl-gal oo khatar sare lahaa oo lagu soo badbaadiyey shaqaale diyaaradeed.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo sheegtay inay Mareykanka ka soo ridday dhawr diyaaradood intii uu socday howlgalka Black Hawk Mas’uuliyiinta milatariga ee Iiraan ayaa sheegay in dhowr diyaaradood la burburiyey intii lagu jiray hawlgal ay fuliyeen ciidamada maraykanka oo lagu doonayay in lagu soo badbaadiyo duuliye Mareykan ah oo ku go’doonsanaa gobolka Isfahan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Israa’iil oo qorsheynaysa weerar ka dhan ah xarumaha tamarta Iiraan Maamulka Israa’iil ayaa la sheegay inuu diyaarinayo weerar ka dhan ah xarumaha tamarta ee Iiraan, balse ay sugayso oggolaansho rasmi ah oo ka timaadda Mareykanka, sida ay wakaaladda wararka ee Reuters ka soo xigatay sarkaal sare oo ka tirsan difaaca Israa’iil.
1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo martigelisay kulanka guddiga wada-tashiga Soomaaliya iyo Suudaan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Soomaaliya Federaalka ayaa martigelisay kulanka wareegga labaad ee guddiga wada-tashiga siyaasadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Suudaan, kaas oo ka dhacay caasimadda Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo 48 saacadood u qabtay Iiraan ku furto marinka istaraatiijiga ah ee Hormuz Madaxweynaha Donald Trump ayaa si adag uga hadlay xaaladda sii cakirmaysa ee Bariga Dhexe, isaga oo hanjabaad culus u diray dowladda Iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalalka Khaliijka oo weli duqeymo xooggan kala kulmaya dhinaca Iiraan Wasaaradda Gaashaandhigga ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay in ay maanta ka hortagtay weerar culus oo isugu jiray gantaallo ballistic ah iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones), kuwaas oo ka yimid dhinaca Iiraan.
1 daqiiqo Sheeko:War Woqooyi-bari oo Soo Dhoweysay Wax ka Beddelka Dastuurka, Ballanqaadayna Doorashooyin Qof iyo Cod ah Dawlad-gobolleedka Woqooyi-bari ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay wax ka beddelka lagu sameeyay dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ku tilmaamay tallaabo muhiim ah oo horumarineysa hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Iiraan oo ku gacan sayrtay wada-hadallo uu dalbaday Mareykanku Dowladda Iiraan ayaa si rasmi ah u diidday wada-hadallo uu dalbaday madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kuwaas oo uu dhexdhexaadiye ka ahaa dalka Pakistan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Khasaaraha dhimashada ee dagaalka iiraan ka soo gaaray oo la shaaciyay Khasaaraha dhimasho ee Iiraan ka soo gaaray dagaalka ay kula jirto Mareykanka iyo maamulka Israa’iil ayaa la shaaciyay, ayadoo tiradu ay aad u badantahay marka la eego mudada uu dagaalku socday.
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Golaha Degaanka ee gobolka Banaadir oo maanta la dhaariyay 390 xildhibaano gole degaan oo ku soo baxay doorasho qof iyo cod ah oo ay codeeyeen in ka badan 500,00 oo qof, kuna tartamayeen 1,600 murashax oo ka kala socday…