3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay yihiin Miinooyinka halista badan ee Iiraan ay ku aastay marinka Hormuz? Marinka biyoodka Hormuz ayaa muddo dheer ahaa halbowlaha ugu muhiimsan ee isku xira shidaalka Khaliijka iyo suuqyada caalamka, taas oo ka dhigaysa meel xasaasi ah oo ay ku loolamaan quwadaha waaweyni.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo sheegay in labo markab oo uu leeyahay ay ka gudbeen marin biyoodka Hormuz Ciidamada milatariga ee Mareykanka ayaa shaaciyay in laba markab oo dagaal ay si rasmi ah uga gudbeen marinka istiraatiijiga ah ee Hormuz, taas oo qayb ka ah qorshe ballaaran oo lagu bilaabayo sifaynta miinooyinka badda ee halista ku haya ganacsiga shidaalka caalamiga ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Magacaawday Guddiga Farsamada ee Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan rasmi ah oo lagu magacaabay Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, si loo xoojiyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Midowga Afrika oo Hambalyeeyay Dib-u-doorashada Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelleh War-saxaafadeed ay soo saartay Midowga Afrika ayaa lagu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Ismail Omar Guelleh, oo dib loogu doortay xilka hoggaanka dalkaas. War-saxaafadeedkan oo ka soo baxay xarunta Midowga Afrika…
1 daqiiqo Sheeko:War Wafdi Sare oo ka Socda Turkiga oo Soo Gaaray Muqdisho Wafdi sare oo ka socda dowladda Turkiga, kana kooban mas’uuliyiin heer sare ah, ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana hoggaaminaya Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkiga, Alparslan Bayraktar.…
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Jabuuti oo u dareeray Doorashada Madaxweynaha Shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa saakay oo Jimco ah si weyn ugu dareeray goobaha codbixinta, iyagoo ka qeyb qaadanaya doorashada madaxweynaha ee hoggaamin doona dalka shanta sano ee soo socota. Doorashadan…
3 daqiiqo Sheeko:War 23 Sano Kadib Dullaanki Mareykanka iyo dilkii Saadaam Xuseen waa sidee xaaladda Ciraaq ? Maanta oo kale 9-kii bishii Abriil, sanadkii 2003-dii ayay ciidamada Maraykanka gudaha u galeen caasimadda Baghdad, taas oo calaamad u noqotay dhicistii nidaamkii Saddaam Hussein iyo bilowgii marxalad murugo, qalalaase iyo isbeddello siyaasadeed oo waaweyn ku soo kordhiyey Ciraaq.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Masjidka Barakaysan ee Al-Aqsa oo dib loo furay ka dib 40 maalmood oo uu Israa’iil u xirnaa Falastiiniyiinta ku nool magaalada Qudus ayaa aroornimadii Khamiista markii ugu horreysay muddo 40 maalmood ah ku guuleystay inay ku tukadaan salaadda Fajr gudaha Masjidka Al-Aqsa, taasoo astaan u noqotay adkaysigooda iyo halgankooda ku aaddan ilaalinta xuquuqdooda diimeed.
2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho: Markabka Turkiga ee “Çağrı Bey” oo Soo Gaaray Caasimadda, Qodista Shidaalkana Bilaabaya Markabka cilmi-baarista iyo qodista shidaalka ee Turkiga laga leeyahay, Çağrı Bey, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo sahminta iyo soo saarista shidaalka ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Taageertay Heshiiska Nabadeed ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay heshiiska xabbad-joojinta ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, iyadoo ku tilmaantay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca dejinta xiisadaha…